Darul-Asnaan Dental Care Jig-jiga

Darul-Asnaan Dental Care Jig-jiga Darul Asnaan� – Smiles You Can Trust
Serving communities in 26+ branches across the Horn of Africa

12/03/2026

Daarul Asnaan hoyga qurxinta afka iyo ilkaha
Soo dhawaada

+251 998 877 770


11/03/2026

Xarunta daryeelka afka iyo ilkaha waxay idiin soo kodhiyeen adeegga ilko caddaynta oo qaab casri ah loo samaynayo
xaruntu waxay ku taallaa Ka soo hor jeedka geedkii Doqon ma waaye ama dhinaca woqooyi ee Masjid Nuur
nagala soo xidhiidh +251 9988 77770

Xarunta Daryeelka ilkaha ee Daarul Asnaan waxay kuu fulinaysaa adeegga toosinta iyo qurxinta ilkaha oo qiime jaban lehha...
07/03/2026

Xarunta Daryeelka ilkaha ee Daarul Asnaan waxay kuu fulinaysaa adeegga toosinta iyo qurxinta ilkaha oo qiime jaban leh
hadda nala soo xidhiidh ama noogu kaalay xarunta oo ku taalla ka dhinaca koonfureed ee Xasan Weli ama ka soo hor jeedka geedkii Doqon ma waaye

+251 99887 7770

Iyada oo lagu gudo jiro bisha barakaysan ee Ramadan waxa aanu ogaysiinaynaa bulsho-weynta magaalada Jigjiga in saacadaha...
05/03/2026

Iyada oo lagu gudo jiro bisha barakaysan ee Ramadan waxa aanu ogaysiinaynaa bulsho-weynta magaalada Jigjiga in saacadaha shaqadu ay yihiin 8da subaxnimo ilaa 10ka habeenimo oo aanu heegan idiin nahay.
wixii faah-faahina kala xidhiidh +251 998 8777 70

19/02/2026

Ku soo dhawow Darul-Asnaan Dental Care Jig-jiga, waxa aad naga helaysaa ilko tayo sare leh oo uu kuu samaynayo dhakhtar khibrad leh
Muhiimadayadu waa dhoollacaddayntaada

+251 91 3455 599
+251 90 5135 155
+251 998 877 770

📢 Adeeg Ilko oo Dhameystiran✔️ Baaritaan✔️ Daaweyn✔️ NadaafadWax walba hal meel ayaad ka helaysaa!
14/02/2026

📢 Adeeg Ilko oo Dhameystiran
✔️ Baaritaan
✔️ Daaweyn
✔️ Nadaafad
Wax walba hal meel ayaad ka helaysaa!

Ma rabtaa ilko caafimaad leh iyo dhoolla-caddeyn qurux badan?🦷 Daarul Asnaan Dental Care✔️ Adeeg casri ah✔️ Dhakhaatiir ...
14/02/2026

Ma rabtaa ilko caafimaad leh iyo dhoolla-caddeyn qurux badan?
🦷 Daarul Asnaan Dental Care
✔️ Adeeg casri ah
✔️ Dhakhaatiir khubaro ah
✔️ Daryeel tayo leh
Nala soo xiriir maanta!
📞+251 998 977 770/905 135 155

Qibladda Masjid Nuur Sakadda Xasan Weli

Xarunta daryeelka ilkaha ee Darul-Asnaan Dental Care Jig-jiga waxay baahinaysaa shaqo ka banaan xarunta oo ah caawiye dh...
08/02/2026

Xarunta daryeelka ilkaha ee Darul-Asnaan Dental Care Jig-jiga waxay baahinaysaa shaqo ka banaan xarunta oo ah caawiye dhakhtar.
shuruudaha looga baahanayhay qofka shaqada soo xeraysanaya waxa ka mid ah:
1. Shahaado nursing ah ugu yaraan diploma
2. ku hadalka luuqadaha Amharic,Oromo iyo Soomaali
3. Dad la dhaqan wanaagsan iyo shaqo wadaag
4. Dulqaad iyo fir-fircooni

waxaad codsigaaga ku soo gudbin kartaa ka hor 11/02/2026 Arbacada lambarada
+251 913455 5599 ama 9051351 55

Ma ogtahay in booqashada dhakhtarka ilkaha Lixdii bilood ba mar ay ka hor tagi karto inay ilkahaagu madoobadaan, suus ga...
07/02/2026

Ma ogtahay in booqashada dhakhtarka ilkaha Lixdii bilood ba mar ay ka hor tagi karto inay ilkahaagu madoobadaan, suus galo ama ay uskagoobaan taas oo ku keeni karta inaad ilko beesho, si aad uga hor tagto taasi lixdii bilood ba mar waa inaad booqato dhakhtarka si uu kuugu daryeelo kaagana war hayo bad-qabka ilkahaaga iyo quruxdooda
Ku xidhnow Darul-Asnaan Dental Care Jig-jiga mar walba

27/01/2026

Ku soo dhowaada Darul-Asnaan Dental Care Jig-jiga oo idiin dhamaysay qiime dhimis aad u balaadhan, waxaanu idiin balan qaadaynaa adeeg tayo sare leh iyo dhakhaatiir khibrad badan, adeegyada aanu idiin qabanayno waxa ka mid ah
Saarista ilkaha
Buuxista ilkaha
Galinta ilkaha
Beerista ilkaha
Daweynta ilkaha
Samaynta iyo saarida dabarka ama ilkaha cas
Toosinta ilkaha
Maydhista ilkaha
Iyo dhamaan adeegyada daryeelka ilkaha

H**e u gaadh qiime dhimista balaadhan.

27/01/2026

Darul-Asnaan Dental Care waxay ugu bushaaraynaysaa bulsho weynta magalaada Jigjiga in loo furay xarun cusub oo qabanaysa dhammaan adeegyada ilkaha,
Waxa kuu jooga dhakhaatiir takhasus ah oo leh khibrad ka badan 8 sanadood.
Sidoo kale waxa aanu kuu samaynay qiime dhimis weyn iyada oo tigidhkuna yahay BILAASH
Nagala so xidhiidh lambarada hoos ka muuqda ama noogu kaalay Sakadda Xasan Weli, woqooyiga masjid Nuur

Darul Asnaan� – Smiles You Can Trust
Serving communities in 26+ branches across the Horn of Africa

Address

Xasan Weli Koonfurtiisa, Masjid Nuur Ama Ka Soo Hor Jeedka Geedkii Doqon Ma Waaye
Jijiga

Opening Hours

Monday 08:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 20:00
Friday 08:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 20:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Darul-Asnaan Dental Care Jig-jiga posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram