Dr Barre Polyclinic & pharmacy

Dr Barre Polyclinic & pharmacy xarunta waxaa ka helaysaa baaritaano casri ah daawo tayo sare leh iyo computer ka uurku jirta.

waxaan kuugu diyaar ah dr barre oo ah
dhaqtar ku taqasusay cudurada guud iyo uurku jirta.

adeegyada aad ka heli karto dr barre polyclinic and pharmacy waxaa kamid ah:qaybta bukaan socodka qaybta kombiyuutarka u...
30/05/2026

adeegyada aad ka heli karto dr barre polyclinic and pharmacy waxaa kamid ah:
qaybta bukaan socodka
qaybta kombiyuutarka uurku jirta ( ultrasound)
qaybta shaybaarka
qaybta farmashiga

ogaysiis ogaysiin dadka kunool degmada deynile iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinaa in aynu kadhignay kombiyuutarka hooy...
29/05/2026

ogaysiis ogaysiin dadka kunool degmada deynile iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinaa in aynu kadhignay kombiyuutarka hooyada uurka leh 3$ kaliya

27/05/2026
27/05/2026

eid mubarak dhamaan bulshada somaliyeed.
ciida owgeed waxaan qiima aad u hooseeyo idiin kaga dhignay kombiyuurtarka hooyada uurka leh.
xarunta waxay kutaalaa suuqyarada degmada deynile.
ama la xiriir 0617924442

baaritaanada kuugu diyaarka ah xarunta suuqyaraha degmada deynilewaxaa ka mid ah.
25/05/2026

baaritaanada kuugu diyaarka ah xarunta suuqyaraha degmada deynile
waxaa ka mid ah.

ogow dhiigaadu nuuca uu yahay.oo nagu soo booqo xarunta oo kutaalo suuqyaraha degmada deynile
25/05/2026

ogow dhiigaadu nuuca uu yahay.
oo nagu soo booqo xarunta oo kutaalo suuqyaraha degmada deynile

adeegyada aad ka heleysaan dr barre polyclinic and pharmacy
25/05/2026

adeegyada aad ka heleysaan dr barre polyclinic and pharmacy

25/05/2026

bulshada ku dhaqan degmada deynile kusoo dhawaada xarunta dr barre polyclinic & pharmacy
waxaa ka helaysaan.
computer ka uurku jirta oo qiima aad u jabana.
baaritaano casri ah.
iyo daawo tayo sare leh
waxaa idiinkugu diyaara dr barre oo qibrad u leh cudurada guud iyo gargaarka deg dega ah.

21/05/2026

xaruntu waxay ku taalaa degmada deynile ka faaidaysta ultasound ka hooyada uurka leh oo discount ku jiro

17/05/2026

xarunta cusub ee degmada deynile
waxaa ka heli kartiin
baaritaano casri ah
computer ka uurku jirta
daawo tayo sare leh

Adresse

Degmada Deynile
Carcassonne

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Dr Barre Polyclinic & pharmacy publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager

Type