Happy Family Academy

Happy Family Academy HFA provides support towards married couples and families as well as non-married. HFA waxay ka caawisaa Da'yarta iyo familiyada arimaha la xiriira guurka.

Scw dhamaan, OgaysiisWaxaa caawa marti ii ah Ustad Duraan Ali oo ah Aqoonyahan da'yar isla markaana ah Business Owner.Wa...
06/10/2024

Scw dhamaan, Ogaysiis

Waxaa caawa marti ii ah Ustad Duraan Ali oo ah Aqoonyahan da'yar isla markaana ah Business Owner.
Waxaan ka waraysan doonaa xirfadaha la barto ee kuu sahlaya inaad hesho xoriyad Dhaqaale.

Hadaba hadaad rabto inaad wax ka ogaato fadlan ka soo qaybgal kulan caawa ee ka dhacaya qolka Happy Family Academy!

Kulan iyo Isarag xiiso leh insha Allah.
See you all there..

02/10/2024

I'm afraid the Iran/Israel war may lead to WW3 if those giant elephants could not be wise enough to de-escalate the situation!

11/03/2024

11/03/2024
Ramadan Mubarak โœจ

20/01/2024

Social Media Somalidu inta waalan bay dhagaystaan
ma tiri? ๐Ÿค”
Allaha Sahlo!

Ogow aduunka 5tan Qolo Cadow iyo Xaasid ayay isku yihiin!๐Ÿ˜ก1- Dumar2- Wadaado3- Fanaaniin4- Ganacsato5- Siyaasiyiin Malah...
23/12/2023

Ogow aduunka 5tan Qolo
Cadow iyo Xaasid ayay isku yihiin!๐Ÿ˜ก
1- Dumar
2- Wadaado
3- Fanaaniin
4- Ganacsato
5- Siyaasiyiin
Malaha Ciyaartowduna way soo galaan!

Intaas waxaa ugu cadaawad xun Dumarka iyo Wadaadada! Cajiib

Ilaahow naga badbaadi shartooda! Aamiin yaa Rabb

Join us Tomorrow at Dream Chaser Club as we are going to deliver a lecture about a subject that matteer all of us, which...
28/11/2023

Join us Tomorrow at Dream Chaser Club as we are going to deliver a lecture about a subject that matteer all of us, which is The Marriage matter insha Allah.


Happy Family Academy
Dream Chaser Youth Club

Join us for a delightful Ladies Coffee Morning tomorrow, where we are honoured to have two distinguished guests, Ahmed Johari and Hibo Omar, experts in family matters. Sip on your favorite brew while engaging in insightful conversations about various aspects of family life. Ahmed Johari and Hibo Omar bring a wealth of professional knowledge to the table, making this an enriching and empowering experience for all attendees. Don't miss this opportunity to connect, learn, and share in a warm and inviting atmosphere. Come join us for a morning of coffee, camaraderie, and meaningful discussions on family well-being. See you there! โ˜•๐ŸŒธ

Happy Family Academy

Scw Axbaabta Waa inoo caawa iyo TikTok Live iyo Siiradii Saxaabigii cajiibka ahaa Said ibn Aamir Al-Jumahi!Time: 10pm ๐Ÿ•™ ...
12/10/2023

Scw Axbaabta
Waa inoo caawa iyo TikTok Live iyo Siiradii Saxaabigii cajiibka ahaa Said ibn Aamir Al-Jumahi!

Time: 10pm ๐Ÿ•™ UK time insha Allah
Goobtu: Waa TikTok Live .

Mahadsanidin

04/10/2023

Quraanka iyo Sunnada
aad baratay hadayna dabeecadaada Geeljiranimada ah iyo Caqligaaga Qalafsan wax ka badalin maxaad dadka u sheegi? Adaa u baahan inaad wax iska badasho ee dib ugu noqo Diinta aad baratay! Shukran

Critic/Naqdigu marka uu ku dhisan yahay cilmi, khibrad iyo fogaal aragnimo wax buu dhisaa lkn marka uu iska yahay hebel ...
25/09/2023

Critic/Naqdigu marka uu ku dhisan yahay cilmi, khibrad iyo fogaal aragnimo wax buu dhisaa lkn marka uu iska yahay hebel wax buu sheegay ee Naqdi waa daciifnimo!

25/09/2023

Nimba meel baa u cad!

โœ…Subax wanaagsan!๐Ÿ˜ณ๐Ÿ‘‰ Dadku waa labo mid:๐ŸŸข๐Ÿ‘‰ Midi waa Qof, Mabdaโ€™ iyo firkad suuban aaminsan oo u nool dhisidda ummad musta...
14/06/2023

โœ…Subax wanaagsan!

๐Ÿ˜ณ๐Ÿ‘‰ Dadku waa labo mid:

๐ŸŸข๐Ÿ‘‰ Midi waa Qof, Mabdaโ€™ iyo firkad suuban aaminsan oo u nool dhisidda ummad mustaqbal wanaagsan hesha!

๐Ÿ”ด๐Ÿ‘‰ Midna waa Qof , Maslaxad iyo Maanta maxaan helaa kaliya u fikira una nool siduu kaligii wax badan u heli lahaa!

๐Ÿค”๐Ÿ‘‰ Labadan qaybood halkay dadku ugu taageero badan yihiin, ugu hadal haynta badan yihiin, ugu soo dhaweynta badan yihiin????

โœ… Mahadsanidin๐Ÿ™

Address

Birmingham

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Happy Family Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share