Hamse Gelqaad

Hamse Gelqaad Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hamse Gelqaad, Chalfont Saint Peter.

01/04/2026

WARCUSUB puntland oo furfur ciidan ka bilowdeen

01/04/2026

Daawo dhacdadan xanuunka badan Hooyo Wiilkeedii Xamar lagu dilay oo GAROWE usoo qaaday meydkisii

01/04/2026

Beeshadu maka mid ahed dadki iska dhex wayey isku Shan dheentii shalay puntland sameesay

Sida xariifkan 👀

01/04/2026

Punltand oo badhan dumar QaaQawan ciidan uga dhigty

Sidee u aragtaa 👀

 :-Waxa Maalinimada Bari oo bishu ku beegan tahay 02/04/2026 Caasimada Maamulka Waqooyi Bari kusoo wajahan Madaxweyne ku...
01/04/2026

:-Waxa Maalinimada Bari oo bishu ku beegan tahay 02/04/2026 Caasimada Maamulka Waqooyi Bari kusoo wajahan Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Waqooyi Bari Somalia Abdirashid Yusuf Jibril oo in mudo ah kaga maqnaa safar shaqo .

Jaabir Bulshaawi

PUNTLAND:- Madaxweyne Siciid  Deni oo soo celiyey xilkii Beesha Madhibaan ee Puntland.
01/04/2026

PUNTLAND:- Madaxweyne Siciid Deni oo soo celiyey xilkii Beesha Madhibaan ee Puntland.

01/04/2026

Magalada ceelaayo ee gobolka haylaan ayaa gudida abaarah mamulka waqooye bari ayaa gaadhsiyey deeq raashin ah oo dhan 100 qoys

01/04/2026

DEG-DEG beesha Madhibaan oo Puntland kursigii ay kulahaayeen laga qaaday

Beesh waralabe ee warsangli ayaa sicad u canbareeyey is kushaan dheentii shalay dhacdey puntland
01/04/2026

Beesh waralabe ee warsangli ayaa sicad u canbareeyey is kushaan dheentii shalay dhacdey puntland

01/04/2026

Shacabka bosaso oo sheegay in dani siyaasadii somalida fahmay

Maxay kula tahy?

 , Muuqaalka Liiska xilalka loo magcaabay reer Sanaag ee Puntland.Sida cad liiska waxa ka muuqda dhowr qodob oo muhiim a...
01/04/2026

, Muuqaalka Liiska xilalka loo magcaabay reer Sanaag ee Puntland.

Sida cad liiska waxa ka muuqda dhowr qodob oo muhiim ah:

1. Waxa si xooggan uga dhex muuqday horumarka ay sameynayaan siyaasiyiinta iyo shakhasiyaadka is wada, ee aan ku xidhnayn oday dhaqameedka iyo qabiil dabada ka riixaaaya.

Waa arin fursad weyn u ah dhalinyarada iyo dadka raba in ay isbedel sameeyaan oo h**e caqabado siyaasad, kuwa dhaqan iyo mid qabiil oo waaweyn ula kulmi jiray.
Sida ka muuqata xilka xisaabiyaha guud iyo meelo kale.

2. Waxa ka muuqata in madaxweyne Deni uu raali geliyey jihooyin kala duwan.
laga soo bilaabo doorashadii h**e waxa uu arkay in aan reer Sanaag ahayn (hal koox) ama aan hal dhinac (hal hoggaan), waxa uu kala tacaamulay jihooyinka loolanku ka dhaxeeyo badi.

Talaabadan oo la rajeynaayo in ay saxdo khalaadaadkii xilka iyo awood qaybsiga gobolka, inkasta oo ay jiraan qabaa'iil waaweyn oo weli ku dulman iyo hab qaybin quracan oo ku saleysan dhinacyo gaar ah.

3. In kasta oo ay yaryihiin, waxa ka soo muuqday shaqsiyaad aan xidhiidh toos ah la lahayn Somaliland.

H**e, qofka reer Sanaag ee xilka ka qabanaya Puntland waxa saameyn ku lahaa "kooxaha jecel in la isku wado Somaliland iyo Puntland", waxana la keeni jiray qof aan Somaliland necbeyn (gaar ahaan degmada Badhan).

4. Waxa horumar weyn sameeyey galaangalka xildhibaanada iyo siyaasiyiinta qaarkood, sida ka muuqata xilka wasiirka ciyaaraha oo hadda kor ugu kacay wasiirka Haweenka.

5. Waxa gebi ahaanba meesha ka baxay kooxdii "Madaxweyne Guulayso!!" oo ahaa xil-doonayaal si aan miyir qabin u taageeraay siyaasaadka madaxweyne Deni iyaga oo iska indha tiray xaqiiqada iyo dhabta ka jirta gobolkooda.

6. Reer Sanaag lama siin Wasiira A ah, taas meesha waxa ay ka saartay balanqaadkii h**e, waxa kale oo liiskani u muuqdaa qancin kooban oo daba socota balanqaadyadii siyaasadeed ee la rabay in Waqooyi Bari lagaga hortago.

7. Qabaa'iil iyo Shaqsiyaad aad ugu soo horjeeday Waqooyi Bari ayaa ku hungoobay saamiqaybsiga cusub, taas oo fursad weyn sii siisay hayaankii isbedal doonka iyo kooxaha taageersan Waqooyi Bari, iyaga oo u arka in aan wax weyn isbedelin, caddaalad daro badana jirto.

8. Siyaasadda Deni ayaa u muuqata in aanu qiime weyn siin miisanka siyaasadeed ee Sanaag, kadib markuu qiimeyn weyn ku sameeyey hoggaanka bulshadaas horbooda iyo damacyadooda kala duwan.

9. Dhanka tartanka xildhibaanada Federaalka, waxa ka muuqata in uu si taxadir leh uga fiirsaday isaga oo aan weli dhinacna isu badinin (raaligelinta isimada iyo qabaa'ilka), waxana moodaa inuu weli qiimeyn ku wado, iyada oo laga cabsi qabo in xilalkaas iyo dhinacyada ku loolamayaa ay aad u xoogaysan doonaan, meelo aan laga filaneyna ay ka iman karaan.
Waxa taas raacda isaga oo tixgeliyey in aan weli caddeyn qaabka ay doraashadaasi ku imaneyso.

Mubaarak Xaaji Siciid/UK.

Punltand ayaa wasir u magcawdey wasiir udoomiyehii jamaca umada badhan Caydaruus Axmed Faarax Wasiirka Deegaanka iyo isb...
31/03/2026

Punltand ayaa wasir u magcawdey wasiir udoomiyehii jamaca umada badhan Caydaruus Axmed Faarax Wasiirka Deegaanka iyo isbeddelka cimilada puntland

Address

Chalfont Saint Peter

Telephone

+252613891224

Website

Services

Specialties

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hamse Gelqaad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Hamse Gelqaad:

Share