15/03/2022
Asc. Dhamaan macaamiisha ku xeran page keeyga waxaan ku wergalinayaa, in lacag la,aan loogi adeegi dhigay lakulankeeyga, bisha barakeeysan ee Ramadan darteeda.
Hadii aay ahaan laheeyd habka online ka ama hadii ay sitoos iigu yimaadaan Xarunta weeyn ee Kutaala Kenya 🇰🇪 Nairobi, gaar ahaan 6th street, kasoo horjeedka Masjid-6 ee ABUBAKAR SIDIIQ, dhismaha loo yaqaano EMARATE, 1st floor ama dabaqa koowaad.
Fursadaan kaliya waxa aay quseesaa, bukaanada da'dooda aay ka yartahay 10 sano.
Habka online ka waxaad igala sooxiriirtaan Whatsapp. +254790212417.
Mahadsanidiin