Dr. Hamud

Dr. Hamud Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr. Hamud, Doctor, Plymouth.

Family Medicine Resident, UK | Health-awareness campaigner | Youth Mentor | Patient Safety Advocate

Madashan waxaan ugu talo galay inaan wacyigiina caafimaad wax ku kordhiyo

☝🏼🤲🏽الهم اجعلني خيرا مما يطنون، واغفرلي ما لا يعلمون🤲🏽

26/07/2025

Kee haboon in ugu horayn laga doodo?

Ma

1. Dadka aan aqoon caafimaad ba baran ee bulshada u sheegta inay adeegayaal caafimaad yihiin hunguri ka galay dartii, sidaana dhibaato ugu gaysta

Mise

2. Dadka caafimaad bartay ee aqoontii saxda ahayd leh ee hadana qalad ka dhaco ha noqoto mid kama’ ama ugu talo gal uga dhaca

??

Anigu shakhsi ahaan ta h**e ayaan ka bilaabi lahaa waayo taasaa khatarta ugu wayn ah

Adiga maxay kula tahay? Si xor ah oo bilaa caadifad ah fikrikaaga iila wadaag. Mahadsanid.

26/07/2025

Doodihii loo baahnaa waa kuwan

25/07/2025

Markaanu iskuulada dhigan jirnay waxaa lanoo keeni dad hal-door ah oo oo tusaale wanaagsan ah oo qaarkood isla iskuuladayada ka baxay si’aanu tusaale uga dhigano ama waxa la noo keeni jiray culimo diinta wax nooga sheegta. Imika se xaalku waa daahir yaa shamis. Ubadka ilaalintooda waa in xil la iska saaro.

25/07/2025

Jimce wanaagsan dhamaantiin

24/07/2025

Sidaad guriga ugu caawin karto

23/07/2025
22/07/2025
Stress ka medical school ka maa lanaga dareemayay waagaa?
21/07/2025

Stress ka medical school ka maa lanaga dareemayay waagaa?

21/07/2025

Xanuunada aan lakala qaadin (non-communicable diseases) ayay hay’ada caafimaadka aduunku sheegtay in ay yihiin xanuunada ugu badan ee sababa dhimashasho iyo naafaw, aduunka guud ahaan.

Address

Plymouth

Telephone

+260976485151

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Hamud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr. Hamud:

Share

Category