Nutritionist /Dietitian- Juweria Osman

Nutritionist /Dietitian- Juweria Osman 🌱 Juweria Osman Abdullahi 🌱
👩‍🎓 Midwife & Public Health Nutritionist
📚 University Lecturer.

Ma ogtahay faa'iidooyinka caafimaad ee uu leeyahay in aad maalin kasto Cabto Cabitaanka Cagaaran (green juice)? Ma tahay...
07/05/2025

Ma ogtahay faa'iidooyinka caafimaad ee uu leeyahay in aad maalin kasto Cabto Cabitaanka Cagaaran (green juice)?


Ma tahay qof jecel Cabitaanka cagaaran? Ma ogtahay in Cabitaanka cagaaran uu ku siin karo faa'iidooyin kale oo badan marka laga reebo inuu kaa caawiyo inaad miisaankaaga dhinto iyo in uu dajiyo sokorta dhiikaaga?

10k a Faa'idooyinka Muhiimka ah ee Cabitaanka Cagaaran

Immune System Support: Taageerada Nidaamka difaacaga Jirka.

Improved Digestion: Dheefshiidka oo la hagaajiyo.

Weight Loss Support:Taageerada dhimista Miisaanka.

Increased Hydration:sare u qaadista fuuq celinta jirka.

Detoxification: sun-saarida jirka.

Anti-inflammatory Properties: ka hortaga caabuqa

Healthy Skin, Hair, and Nails: Caafimaadka Maqaarka, Timaha, iyo Cidiyaha.

Energy Boost: Kobcinta tamarta.

Qofba qofkuu ka Cagaar cunis badanyhy wuu ka Caafimad wanaagsan.

16/08/2024

Hal qodob oo sir ah oo kaa caawinaya inuu miizaankaaga yaraado : wax ka Ogoow.

29/07/2024

Maxaa keeni Kara ineey Caruurta Miizaankooda aad u kordho.

20/07/2024

Wax ka Ogow bariiska cafimadka leh iyo bariiska aan caafimaadka la heyn.

11/07/2024

Iska ilaali Cutooyinkan hadii aad qabto Xanuunka macaanka.

03/07/2024

4 Qodob oo kaa caawinaya inaad ka hortagto cunto xumida (Poor Appetite).

28/06/2024

Wax ka Ogow : Cutooyinka u Wanaagsan Dadka Qabo Cudurka Macaanka.

19/06/2024

Afar qaladaad aa sameysid marka aad biyaha cabeysid.

13/06/2024

Muhiimada uu ( Vitamin D ) U Leayahay Caruurta iyo Meelaha laga Helo. Like, share, Comment.

08/06/2024

Maxaad Ku garan Kartaa in eey Nafaqo daro heyso ilmaha yar.

Address

Bandipora

Telephone

+252615266476

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nutritionist /Dietitian- Juweria Osman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Nutritionist /Dietitian- Juweria Osman:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category