Dr kahiye

Dr kahiye Bachelor of pharmacy

Qiimeynta naftu waa mid ka mid ah dariiqyada ugu muhiimsan ee qofku ku gaadhi karo noloshiisa ugu wanaagsan. Mar kasta o...
15/01/2025

Qiimeynta naftu waa mid ka mid ah dariiqyada ugu muhiimsan ee qofku ku gaadhi karo noloshiisa ugu wanaagsan. Mar kasta oo qofku naftiisa si dhab ah u qiimeeyo, wuxuu ogaadaa awooddiisa iyo kala duwanaanshihiisa. Qiimeynta naftu ma aha oo kaliya in laga fikiro aqoonta iyo xirfadaha, laakiin sidoo kale waxay ku saabsan tahay fahamka iyo aqbalida dhammaan dabeecadaha iyo khibradaha qofka.

Waxaa muhiim ah in qofku ogaado in naftiisu tahay hibo qaali ah oo ka duwan kuwa kale, isla markaana qiimeyntu aysan ku salaysnayn waxa ay dadka kale ka yidhaahdaan ama bulshada ku dhaqanto, balse ay tahay in ay ku salaysnaato fahamka qofka ee naftiisa iyo awooddiisa.

Qiimeynta naftu waxay noqon kartaa mid adag marka qofku ku jiro xaalado adag, balse waa qeyb ka mid ah geeddi-socodka horumarinta iyo fahamka nafsadda. Mararka qaarkood, qofka ayaa dareemi kara in uu yahay qof aan qiime badan lahayn, laakiin waa muhiim in la fahmo in qof walba uu leeyahay waxyaabo gaar ah una gaar ah isaga. Tani waa qayb ka mid ah habka loo ogaado awoodda qofka ee uu u leeyahay inuu kaga gudbo caqabadaha iyo inuu horumar sameeyo.

Waxaa muhiim ah in qofku barto inay jirto awood xoog leh oo ku jirta naftiisa. Qiimeynta naftu ma aha in la isku arko mid aan waxba qaban karin ama mid kaliya ku jira xaalad adag, balse waa in la ogaado in qof kastaa leeyahay karti uu ku horumariyo awoodaha uu ku gaadhi karo yoolashiisa iyo mida uu bulshadaba wax ugu biirin karo. Qiimeynta naftu waa bilaabashada socodka, adiga oo og in aad leedahay dhammaan awoodaha lagama maarmaanka ah ee aad uga gudbi karto caqabadaha. Sidoo kale, qiimeynta naftu waxay ka caawisaa qofku inuu fahmo xuduudaha iyo baahiyaha naftiisa, si uu ugu dhiso nolol caafimaad qabta.

Qiimeynta naftu ma aha oo kaliya inaad naftaada ku faanto ama isku faraxdo, laakiin waa inaad si dhab ah u aqbasho dhammaan dabeecadahaaga, xitaa kuwa aanad jeclayn. Marka qofku aqbalo naftiisa, wuxuu ogaanayaa in uu yahay mid mudan in la jecel yahay, la taageero, iyo in uu

12/01/2025
06/12/2023
06/12/2023

Awdan halbowleed(Atherosclerosis).

Waa marka ay xiddidada hawlbawlayaasha ah ee dhiigga qaada ay adkaadaan, qul-qulka dhiigguna uu yaraado, sababtoo ah waxa marinkii dhiigga ku urura walxo (plaque).Waa xaalad si tartiib ah ugu dhismayaan walxo xiddidka darbiyadiisa. Halbowlaha waa xiddido dhiigeed kaasoo qaada ogsijiinta iyo nafaqada si markaasi u gaarsiiyo xubnaha iyo cadadka. Walaxda( plaque) waa mid qatar ah sameyneysa dufan,kalistarool kaalsiyam waxyaabo kale si markaasi u xirmo halbowlaha(arteries).Ururka ay walxuhu ku ururaan xiddidada waxa ay joojiyaan ama culays ku keenaan hab-socodkii dhiigga ee uu dhex marayay halbowlayaasha.

Walxuhu waxa ay ku samaysmi karaan qaybaha kala duwan ee halbowlayaasha sida kuwa, Kelyaha, Lugaha ama Wadnaha. Saamaynta ay walxahaa dhiigga joojiyay ay ku yeeshaan caafimaadka waa in ogsijiinta ay hoos u dhacdo kuna yaraato qaybo badan oo jidhka ka mid ah.Walxuhu waxa ay sababaan in ay xinjiro samaysmaan (blood clot). Haddii aan wakhti h**e wax laga qaban waxa ay sababi karaan wadno istaag, faalig ama wadno fashilan.Walxahaasi ku sameymay halbowlaha waxay keenayaa in uu adkaado, waxay horseedi karaan inuu halbowlaha qarxo maadaama uu cadaadis fuulayo. Awdanka halbowlaha waa sida waddo jaam ah, marba marka ka dameysa sii xidhmeysa haddii aan la helin taraafiko, hadba meesha yara furan waxa isku ciriirinaya gaari kale, qofka waxa uu kaga badbaadi karaa isagoo hab-noleedkiisa wax ka beddela.

Maxaa ka dhallan oo dhibaato ah haddii qofka aanu waxba ka beddelin hab-nololeedkiisa?

Waxa uu saameyn ku yeelanayaa habadhiska wadnaha. Haddii uu xaddidan yahay xiranka ama uu xidhmay waxa uu saameynayaa qeybo badan oo jirka kamid ah wadnaha iyo maskaxda, taasina waxay hoos u dhigeysaa dhiigga ay helayaan. Saameynta uu yeelan karo waxa mid ah: in xiddidka quudiya wadnaha uu xidhmo(coronary artery blockage), wadna qabad(heart attack), inuu heli waayo dhiig ku filan habdhiska dheefshiidka.

24/08/2023

Mala isla qaadan karaa liindhanaan iyo daawo,

8 Qodob ka ogow wax tarka liinta ?

Haa liin dhanaantu dawo waa lala qadan karaa wax dhib ahna malahan, liindhaanta waxay dawo u tahay waxyaabo badan sida dhiig la,aanta,vitimanada la'aanta kala duwan sida vitamin C, B6, A, , E sidoo kale liindhanta waxa ay ka hortagtaa Kansarka waayo waxaa ku jirta maado la yirado flavonoids oo la dagaalanto kansarka.

Faiidoyinka ay ledahay liin dhanaanta waxaa ka mid ah:-

1:Misaanka Hoos bey u dhigtaa

2: waxaa lagu daweyaa hargabka iyo quumanka (Tonsillitis)

3:ilkaha ayey nadifisaa oo cadeysaa

4:Waxay maamushaa xawaraha dhiig hadii aad qabtid dhiig kar hoos bey u dhigtaa dhiiga kacsan

5: liinta waa dhiig joojiyey

6: calool xanuunka ayey dawo u tahay

7: liindhanaanta waxay u fiican tahay Timaha aydoo la dagaalaysa agoolka ,

8-Liin dhananta waxay qurxisaa maqaarka jirka hadii aad wajiga ku aragtid finin waad u isticmaali kartaa,mari meesha fininka ku yaal waayo liinta waxay dishaa bacteriyada .

NB : Waxyabaha Aan dawada lala qaadan karin waxaa ka mid ah

-Liin bambeelmada
-Canabka gaduudan
-Tufaaxa

Xigasho: Dr's. Ceyni maxamed

Dr Cabaas Tuuryare

18/08/2023

Combine one tablespoon of coffee powder with one tablespoon of lemon juice in a bowl. Mix it well to form a paste and apply it on your face and neck evenly and gently. Let it dry for 15 minutes and then rinse off with cold water. Lemon with coffee helps in removing tan and lightening up the skin.

01/03/2023

HEALTH TIPS

NUTRITION

Evidence Based

27 Health and Nutrition Tips That Are Actually Evidence-Based



Medically reviewed by Jillian Kubala, MS, RD, Nutrition — By Kris Gunnars, BSc — Updated on Mar 10, 2022

It’s easy to get confused when it comes to health and nutrition. Even qualified experts often seem to hold opposing opinions, which can make it difficult to figure out what you should actually be doing to optimize your health.

Yet, despite all the disagreements, a number of wellness tips are well supported by research.

Here are 27 health and nutrition tips that are based on scientific evidence.

Share on PinterestGuille Faingold/Stocksy United

1. Limit sugary drinks

Sugary drinks like sodas, fruit juices, and sweetened teas are the primary source of added sugar in the American diet (1Trusted Source).

Unfortunately, findings from several studies point to sugar-sweetened beverages increasing risk of heart disease and type 2 diabetes, even in people who are not carrying excess body fat (2Trusted Source).

Sugar-sweetened beverages are also uniquely harmful for children, as they can contribute not only to obesity in children but also to conditions that usually do not develop until adulthood, like type 2 diabetes, high blood pressure, and non-alcoholic fatty liver disease (3Trusted Source, 4Trusted Source, 5Trusted Source).

Healthier alternatives include:

water

unsweetened teas

sparkling water

coffee

2. Eat nuts and seeds

Some people avoid nuts because they are high in fat. However, nuts and seeds are incredibly nutritious. They are packed with protein, fiber, and a variety of vitamins and minerals (6Trusted Source, 7Trusted Source).

Nuts may help you lose weight and reduce the risk of developing type 2 diabetes and heart disease (8Trusted Source).

Additionally, one large observational study noted that a low intake of nuts and seeds was potentially linked to an increased risk of death from heart disease, stroke, or type 2 diabetes (9Trusted Source

23/07/2022

Good night all friends

17/04/2022

Kuso dhawaada daawoyin taya leh oo dalka diwadiisa niga timid.
Daawoyinkan waxa lagu daweeya ,
Kansarka, dhiig karka , kor cuncunka , finanka, Bawasiirka,Gaaska, Dawada burada iyo dawo dhireed fara badan
Igalso xirir WhatsApp, 0720552238

29/12/2021

Biya baxa dag daga ah ee raga???
(Premature ej*******on )

biyaha ninka oo ku yimaado si ka dhaqsi badan sida caadiga ah xiliga galmada in ka yar 60 seconds ama hal daqiiqo ayaa loo yaqaanaa biyo baxa dag daga ah.

Sida caadiga ah laga bilaabo galinta koowaad iyo bixda biyha ninka mudada u dhaxeyn karto waa 5 ilaa 10 daqiiqo waa sida normal ka ah.

2018 baaritaan loo qaaday si isku dhaf ah qiyaas ahaaa 3dii nin oo somaali ah mid ayaa qaba biya bax dag daga ah.

Is badal maskaxeeed ama mid jismiyeed oo ku yimaado ninka ayaaa kaalin weyn ka qaadata biya baxa dag daga ah taasi oo ku reebta lamaanihiisa xaalad qanac sanaan la aan ah iyo walwal lasoo darso seygeeda.

Raga ayaa badaanaa ka xishooda ama kagaabsada iney xaladaan oo kale kala hadlaan dhaqtar ama saaxiibo kale.

BIYA BAX DAG DAGA AHAA WAA LABA NUUC

type (nuuca koowaad)
Waa xaalad ninku ow la kowsaday bilaawgiisii koowaaad ee galmada marna aanan is badlin.

type. (Nuuca labaad)
Waa nin bilaawgiisii koowaaad fiicnaa lkn mudo kadib bilaabay biyo baxa dag daga ah.

Xagee laga xukumaa dareenka ninka .

Dareenka rabitaan ee ku dhisan raaxeysi
Kaasi oo dhex mara labo lamane aya laga agaasimaa qeybta kala hagto fariimaha ka yimaado jirka qeybihiisa kale taasi oo loo yaqaan central nervous system
( qeybta dhexe ee maamulka maskaxda)

Markii ninku dareemo dareen ku dhisan rabitaan galmo waxaa fariimo xaware sare ku socoto diri doono neerfayasha dhabark ee loo yaqaan nevers

maskaxda ayaa fariiin kicitaan dareen wadato dib ugu soo diri doonto xubnaha taranka raga ayadoo loo sii marsiin doono neerfayaal xawaare sare ku gudbiya fariimaha maskaxda.

Qaabka biyuhu u baxaan ...

Emission...(xawaareyn)
Waa markii biyuhu kasoo dhaqaaqaan xaniinyaha kadibna soo maraan tubada loo yaqaan vass deference kadibna la geeyo qanjirka prostate ka si loogu daro dheecno kale kadibna lagu soo daayo tubada dheer ee dhex marta xubinta ninka si banaaka loogu tuuuro

🩺Expulsion (Tuuromo)
Waa

27/11/2021

After you eat food'
1: Don't drink cold water
2: don't sleep
3: Walk for 15 minutes

Address

Kahiyemoulidh@gmail. Com
Garissa

Opening Hours

Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+254789727866

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr kahiye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr kahiye:

Share

Category