Drs hamda abdukadir

Drs hamda abdukadir soo dhawooow walal wixii macluumaad ah nagala soo xidhiiidh what's abb 0618024073 MHdsnd

Kuso dhawada  macamisheena sharafta leh dawayon lahubo taayo saree leh waxtar muuqda leh masha allah xanuunada hoos ku x...
06/06/2021

Kuso dhawada macamisheena sharafta leh dawayon lahubo taayo saree leh waxtar muuqda leh masha allah xanuunada hoos ku xuusan

๐Ÿ‘‰Caado wareerka sida caadada oo kala dheerata cadada oo soo degdegta caadada oo yaraata ama caadada oo lawaayo gebi ahaanba, Dhiciska, ama dilanka nuucyadiisa kala duwan iyada oo ladaawenayo dhaman waxyabaha sababa dilanka soo noqnoqda โ€ข ๐Ÿ‘‰Dhalmo la aanta sida haweynka ey dhalmadu ka raagtay Allah Ayaa Ubadka bixiyee.
๐Ÿ‘‰Kobcinta ugxaanta daciifay. Iyada oo haweynka ey ugxaantooda daciiftay lasiinaayo daawooyin tayo leh. insha ALLAH
๐Ÿ‘‰Kaadi baxsadka, dadka waaweyn
๐Ÿ‘‰daaweynta Buro biyoodka,
Burooyinka Minka. Iyo burooyinka kasoobaxa ugxaan sidayaasha
๐Ÿ‘‰Dhiig baxa haweynka.
๐Ÿ‘‰Furista tubooyinka xirmay, oo ey sababeen burooyinka iyo infectionada soonoqnoqda.

๐Ÿ’ŽDhabar Xanuunka, kilyo xanuunka
๐Ÿ’ŽMindhicir Xanuunka,
๐Ÿ’ŽGacmo Hurka iyo lugo hurka.
๐Ÿ’ŽLugo bararka.
๐Ÿ’ŽCuncunka iyo Qoyaanka xubinta taranka dumarka.
๐Ÿ’ŽNabraha kasoo baxa xubinta taranka

๐ŸŒฟUgxaanta daciiftay . Iyo Tubooyinka Xiran.
๐ŸŒฟciladaha Minka(ama makaanka).
๐ŸŒฟAfka h**e ee Minka(Cervix).
๐ŸŒฟBuro biyoodka. Hadaba waxn ku hayna dawoyin tayoo sare leh sii sahlan aya lagaga dawaynaya adiga on wax qaalina maarin
Waxad nagala so xiriri kartaa.... WhatsApp ..iyo numberkaba 0618024073 xaruumaha gobol kasta

Taxanaha Caafimaadka1. Meesha ugu badan ee Vitamin D laga helo waa qorraxda ama cadceedda2. Vitamin D wuxuu muhiim u yah...
06/06/2021

Taxanaha Caafimaadka

1. Meesha ugu badan ee Vitamin D laga helo waa qorraxda ama cadceedda

2. Vitamin D wuxuu muhiim u yahay wadnaha, lafaha, maqaarka iyo difaaca jirka

3. Dadka qaba lafa xanuunka, cudurada maqaarka, hargabka, wadna xanuunka waxaa jirkooda ku yar Vitamin D

4. Sida ugu fiican vitamin D jirkaagu ku heli karo inay tahay inaad meel qorrax fariisato ama socoto subaxdii iyo galabkii inta qorraxdu diiran tahay

5. Dadka hurdadoodu yar tahay jirkooda waxaa ku yar yahay vitamin D

6. Khudaarta ugu badan ee Vitamin D laga helo waa koostada

7. Dadka ciridkoodu dhiigo marka ay cadaysanayaan waxaa ku yar vitamin D

8. Xilliga ugu badan qof Vitamin D jirkiisu ku yaraado waa marka qofku murugsan yahay

Waxan rajaynaya in qormadu kusoo Jiidatay
โค Saaf Si uu Gaaro Walaalaha Kale.

Qodobkee Aad Kuu Soo Jiitay

Si Dadka Asxaabtada Ah Uga Faaiidaystaan

Taxanaha Caafimaadka1. Ma og tahay in basbaasku ay ku jirto maado hoos u dhigta kalaataroolka mase og tahay in basbaasku...
06/06/2021

Taxanaha Caafimaadka

1. Ma og tahay in basbaasku ay ku jirto maado hoos u dhigta kalaataroolka mase og tahay in basbaasku u fiican yahay cudurada ku dhaca wadnaha iyo sambabada

2. Ma og tahay in moosku dhakhsi lagu dhargo mase og tahay dadka cayilan in lagula taliyo inay cunaan 2 xabo oo moos ah inta aysan quraacan kahor

3. Ma og tahay in dumarka kabaha dhaadheer xirta miskaha qaloocdaan mase og tahay in dhabar iyo feerahaba qalooc ka galo dumarka xirta kabaha dhaadheer

4. Ma og tahay caruurta msrka ay xanuunsan yihiin ama hurdo rabaan inay suulka nuugaan mase og tahay in caruurta suul nuugista ay ka helaan wehel iyo daganaan

5. Ma og tahay in saliida xabad sowdadu daawo u tahay kala goysyada, seedaha iyo murqaha mase og tahay in xabad sowdadu u fiican tahay jugta, jilbahana u siyaadiso dhacaanka

6. Ma og tahay cuntaba cuntada ay ka oon badan tahay inay ka protein badan tahay mase og tahay cuntooyinka oonka badan laga qaado, inay ka mid yihiin digirta, hilibka iyo ukunta

Qodobkee Dareenkaaga Soo Jiitay

Hadii Aad Ka Heshay โค Saar ama Dheh Si Dadka uu Gaaro Uga Faaiidaystaan

Taxanaha Caafimaadka1 Cunista koostada xad dhaafka ah caafimaad ahaan uma wanaagsana kilyaha 2  Dadka wajiga ka dhidida ...
05/06/2021

Taxanaha Caafimaadka

1 Cunista koostada xad dhaafka ah caafimaad ahaan uma wanaagsana kilyaha

2 Dadka wajiga ka dhidida waxay dhibaato ku qabaan finan, xanaaqooduna waa badan yahay

3 Kabaha dhaadheer waxay dumarka ku keenaan kabaabyo iyo naxdin hurdada ah

4 Liin dhanaanyu waxay kilyaha ka sifeysaa quruuraxa iyo dhagaxaanta

5 Hilibka oo aan si fiican loo bislayn waxay sababtaa cuduro badan sida dhiiga dhiciska

6 Laptop inaad saarato dhabta waxay dishaa ama hoos u dhigtaa awooda dareenka

7 Cunista babaayga uma fiicna hooyadaa uurka leh 3 bil ugu h**eysa ee uurka

8 Quraacda oo la daahiyo waxay sababtaa xusuus yari iyo caajis fara badan

9 Basashu waxay u fiican tahay cuduro ay ka mid yihiin sanboorka iyo xasaasiyada

10 Fadhiga badan wuxuu qofka ku keenaa baabasiir iyo biyo bax dagdag ah

Qodobkee Dareenkaaga Soo Jiitay

Si Dadka Kale Uga Faaiidaystaan

Cafimaad Ku wafuraha  Nabi muxamed SCW wuxuu yiri xanuun ma soo dagin ila dawadiisa dhulka lakenay.Hadaba macamil kuoo d...
01/06/2021

Cafimaad Ku wafuraha

Nabi muxamed SCW wuxuu yiri xanuun ma soo dagin ila dawadiisa dhulka lakenay.

Hadaba macamil kuoo dhawoow dawo dabici ah war shadey San.

Side__ku___helikara?

WhatsApp nagalsoo xiriir
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ“ž๐Ÿ“ž๐Ÿ“ž๐Ÿ“ž๐Ÿ“ž๐Ÿ“ž๐Ÿ“ž๐Ÿ“ž๐Ÿ“ž๐Ÿ“ž๐ŸŒ๐Ÿ›’๐Ÿ›’๐Ÿ›’

https://wa.me0618024073

Baabasiirka waa caabuq iyo barar ku dhaca xididada dabada soo gala.MAKA CABANEYSA XANUUNKA BAABASIIRKA HELL DAWADIISA OO...
01/06/2021

Baabasiirka waa caabuq iyo barar ku dhaca xididada dabada soo gala.

MAKA CABANEYSA XANUUNKA BAABASIIRKA HELL DAWADIISA OO LAXARIIR WhatsApp
๐Ÿ›’โœ…๐Ÿคณ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡โœ…๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
WA.me/+252618024073

Or__call 0618024073

Or__cAll. 0618024073

Shop Now Mp๐Ÿ’ป
๐Ÿคณ๐Ÿ›’๐Ÿ‘‡โ“๐Ÿ“ณ
https://g.co/kgs/csj9xA

๐Ÿ›’ ๐Ÿ‘‡ Now buy it๐Ÿ‘‡๐Ÿ›’

https://wa.me/618024073

01/06/2021

Matahy qof doonayo misaankiisa inuu dhimo?
Majeceshahay misaankaaga Normal inuu noqdo?
Wahaddii aad dooneysid buurnaan sa'idka ama cadiinta caloosha ama baruurta inaad iska jerto ama aad yareysid iyo misaankaga adigoo adeegsanaya daawo dabiici ah aad utayeysan kuna isticmaali doontid mudada ilaa'12 usbuuc.
meelkasto aad joogtid kudalbo waad kuheli doonta.

UHELI KARAA


๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ›’๐Ÿ›’โœ…๐Ÿ‘Œ๐Ÿ‘‡

WA.me/+252618024073

Hambalyo new Car achievers of 10,000 USDAbaalmarinta gaarigaHambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo hambalyo hambal...
21/05/2021

Hambalyo new Car achievers of 10,000 USD
Abaalmarinta gaariga

Hambalyo Hambalyo
Hambalyo Hambalyo
Hambalyo hambalyo
hambalyo Hambalyo
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Maamuus Dul Hoganaya๐Ÿ’ฏ๐Ÿ’ฏ
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Hambalyo Hambalyo, Hambalyo,
Hambalyo Hambalyo, Hambal
hambalyo congratu hambalyo hambalyo
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Hambalyo Hambalyo Marti Kooban.

laxiriir WhatsApp pege
00252618024073

Matahy qof doonayo misaankiisa inuu dhimo?Majeceshahay misaankaaga  Normal inuu noqdo?Wahaddii aad dooneysid buurnaan sa...
21/05/2021

Matahy qof doonayo misaankiisa inuu dhimo?
Majeceshahay misaankaaga Normal inuu noqdo?
Wahaddii aad dooneysid buurnaan sa'idka ama cadiinta caloosha ama baruurta inaad iska jerto ama aad yareysid iyo misaankaga adigoo adeegsanaya daawo dabiici ah aad utayeysan kuna isticmaali doontid mudada ilaa'12 usbuuc.
meelkasto aad joogtid ka so dalbo waad kaheli doonta.

UHELI KARAA


๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

WA.me/+252618024073

Waa maxay qaaxada?Qaaxada (tuberculosis), oo xittaa loogu yeedho TB, waa cudur infekshan leh ee uu keeno baktiiriyada (j...
18/04/2021

Waa maxay qaaxada?

Qaaxada (tuberculosis), oo xittaa loogu yeedho TB, waa cudur infekshan leh ee uu keeno baktiiriyada (jeermis) loo yaqaan Mycobacterium tuberculosis. TB-ga caadiyan waxaa uu saameeyaa sambabaha (TB-ga sambabaha - pulmonary TB) balse sidoo kale waxaa uu saameyn karaa xubin kasta ee jidhka ka mid ah. TB-ga badanaa waa la daweyn karaa iyadoo la isticmaalayo antibiyootiko laga helo dalalka sida Mareykanka.

Sidee buu TB-ga ku faafaa?

TB waxaa uu ku faafaa marka qof TB-ga sambabaha qaba uu qufaco. Baktiiryada timaada qofka sambabihiisa ayaa hawada gasha, waxaanna ay gali kartaa sambabaha qofka kale. TB-ga ma sito infeshan aad u weyn; aad bay uga dhib badan tahay si lagu qaado marka loo barbar dhigo durayga. Caadiyan muddo dheer ah waa in aad ka ag dhawaataa qofka qaba TB-ga si aad u qaado. Ma ahan suuragal in TB-ga aad ka qaado koob aad la isticmaasho qof TB-ga qaba ama taabashada albaab uu isticmaalay qof TB-ga qaba. Sidoo kale, mar haddii qof TB-ga qaba uu dawo qaadanayo, islamarkiiba waxaa uu noqonayaa qof aan cudurka gudbin karin. Dadka dawooyinka qaata durbadiiba hawlahoodii caadiga ahaa ayeey ku soo laaban karaan iyadoo aan looga cabsi qabin in ay dad kale TB-ga u gudbiyaan.

Waa maxay calaamdaadka TB-ga la qaado?

Calaamaadkani muddo asbuucyo ah ayeey qaadanayaan in ay ku soo baxaan. Calaamaadka caadiyan la yaqaan waxay kala yihiin:

qufac (caadiyan socda in ka badan 3 asbuuc)

dhiig ama xaako la qufaco (phlegm ka yimaada sambabaha gudahood)

xanuun shafka ah

daal

miisaan dhaca

xummad

dhidid habeenkii

Sidee loo daweeyaa cudurka TB-ga?

Si loo daweeyo TB-ga gudba, intibiyootik dhowr ah ayaa ah in la qaata muddo caadiyan u dhaxeysa 6 bilood ilaa iyo sanad. Si ay daawadani u shaqeyso waa muhiim in si joogta ah daawada loo dhammeystaa. Daawada muddada dheer waa muhiim.

Hadaba waxaan kuhey naa dawo dabici ah WhatsApp nagalsoo xiriir

WA.me/+25261802403

lipid metabolic management tea1 waxay ufiican tahay dhefshiidkagu inuu sifiican ushaqeyo2 lipid tea ๐Ÿต waxay kasaraysa ga...
16/04/2021

lipid metabolic management tea
1 waxay ufiican tahay dhefshiidkagu inuu sifiican ushaqeyo
2 lipid tea ๐Ÿต waxay kasaraysa gaaska
3 lipid tea ๐Ÿตwaxay babisa labjeexa
4 lipid tea ๐Ÿตwaxay isku dheli tirta jidhka
5 lipid tea ๐Ÿตwaxay babisa gastarolka
6 lipid tea ๐Ÿตwaxay ka babinaysa qanjo xanunka
7 lipid tea ๐Ÿตwaxay sifaysa kalyaha
8 lipid tea ๐Ÿต waxay jidhka kasarta subaga
9 lipid tea ๐Ÿตwaxay babisa gas caloledka
10 lipid tea ๐Ÿต waxay babisa dalka
11 lipid tea ๐Ÿตwaxay yaraysa misanka
12 lipid tea ๐Ÿตwaxay jidhka ka sarta qashinka
13 lipid tea ๐Ÿต waxay burburisa babasirta burada
14 lipid tea ๐Ÿตwaxay jidka sarta dufanka
15 lipid tea ๐Ÿตwaxay waxay u ficabtahy dhikarka
16 lipid tea ๐Ÿตwaxay furta ama tedka
waxii fah fahina laxiir tell ama WhatsApp

+252618024073

+252618024073

Ma tahay qof ka cawanaayo xanuunka macaanka diabetes (diabetes type 1 insulin)(diabetes type 2 non insulin) waxaan kuu h...
14/04/2021

Ma tahay qof ka cawanaayo xanuunka macaanka diabetes (diabetes type 1 insulin)(diabetes type 2 non insulin) waxaan kuu haynaaa daawo aad oga bogsaneyso xanuunka macaanka insha allah
Fadlan nagala soo xiriir WhatsApp +252618024073

Waa Dawo loguta lagaley ragnimada oo yarata iyo biyobaxa deg dega ah. Kusoo dhawoow macamil.Side kuhelikaraa?Whatspp kal...
12/04/2021

Waa Dawo loguta lagaley ragnimada oo yarata iyo biyobaxa deg dega ah. Kusoo dhawoow macamil.

Side kuhelikaraa?

Whatspp kala so xiriir.
๐Ÿ‘€โœ
http://wa.me/+252618024073

  aad ka cabaneyso xanuunada ku dhaca   Nasoo booqo oo lakulam DHAQTARKA SI AAD UHESHO CAAFIMAAD IYO DAAWO LAHUBO  Faah ...
12/04/2021

aad ka cabaneyso xanuunada ku dhaca Nasoo booqo oo lakulam DHAQTARKA

SI AAD UHESHO CAAFIMAAD IYO DAAWO LAHUBO
Faah Faahin ah kala xariir :,

WA.me/+252618024073

WA.me/+252618024073

WA.me+252618024073

orecare waxay ufiican tahay ufiicantahay 1  ilkaha dhiigaya2  afka urayaa 3  suuska ilkaha 4  ilkaha midabkoodu is badal...
12/04/2021

orecare

waxay ufiican tahay ufiicantahay
1 ilkaha dhiigaya
2 afka urayaa
3 suuska ilkaha
4 ilkaha midabkoodu is badalo
5 ilkaha waxay ka babinaysa midabka
waxayna kuso celinaysa cadankiisii

Side ku helikara?

Laxiriir WhatsApp pege WA.me/+252618024073

Maamulida   iyo cunada ku haboon xilliga  .  2aad :Glycemic Index  ( ) iyo Glycemic Load( ) :In laโ€™ogaado xaddiga kaarbo...
11/04/2021

Maamulida iyo cunada ku haboon xilliga .

2aad :

Glycemic Index ( ) iyo Glycemic Load( ) :
In laโ€™ogaado xaddiga kaarboheydareytka ku jiro cuntada iyo xawaarihiisa waxay ku siiinayaan qiyaas ah saamaynta sonkorahaan ay ku keenayaan is-beddelka sonkorta dhiigga iyo wakhtiga ay ku qaadato in la dheef-shiido la soonuugo laguna daro dhiiga .
Nooca kaarboheydareytka ay cuntadu ka koobantahay sida Sokor fudud (Simple carbohydrates) ama Sonkor culus (Complex carbohydrates) waxa ay ku siinaysaa tilmaan yar laakiin ma ahan qiyaasta saxda ah ee ka turjumayso xaddiga ay kor u qaadi karaan sonkorta dhiigga(blood glucose)
Tusaale waxaa jiro cuntoonyin qani ku ah Sonkor culus (Complex carbohydrates) sida rootiga kuwaas oo si dakhso ah sonkorta dhiigga (blood glucose) kor ugu qaado
Halka qaar ka mid ah khudaarta qaniga ku ah Sokor fudud (Simple carbohydrates) ay waxyar kor uqaadaan sonkorta dhiigga (blood glucose)
Hadaba si loo ogaado saamaynta ka dhaxayso cuntada kaarboheydareytka leh iyo sonkorta dhiigga (blood glucose) Waxaa loo baahanyahay in la ogaado Glycemic Index(xawaare sonkoreed) iyo Glycemic Load(culays sonkoreed) ka ay cuntadu leedahay.
Kaarboheydareyt waa cunto sonkareed waana cunada laga helo sonkorta dhiigga oo ah tamarta jirku ku shaqeeyo.

Taasoo muhhiim u ah maamulida hanaanka caafimaad sida :
xanuunka
maalulida iyo cayilaka
iyo xaalado kale......
3aad : lasoco wixii macluumaad h nagala soo xadhiiidh what's app 0618024073

Like dheh page-ka iyo
https://www.facebook.com/pg/Dr.Doogle/services/

โค โค
๐Ÿ”ป

๐Ÿ™๐Ÿ’–
11/04/2021

๐Ÿ™๐Ÿ’–

Macamil waxan ku keney dawadii logutalagley biyabaxa deg dega ah . Ragoow sodhawada  wa_ farxadina Kala xiriir    Wa.me/...
10/04/2021

Macamil waxan ku keney dawadii logutalagley biyabaxa deg dega ah . Ragoow sodhawada
wa_ farxadina

Kala xiriir

Wa.me/+252618024073

Wa.me/+252618024073

U garey walahada DhiB ka qaba si ad ugu mid noqo tid Dhismaha guriyada lamanaha

Address

Nairobi

Telephone

+252618024073

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Drs hamda abdukadir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram