Dr Ahmed Ali Ahmed

Dr Ahmed Ali Ahmed Iftin group of schools

Yamays school
16/10/2018

Yamays school

11/10/2018

Dugsiga Yamays Gaalkacyo oo lagu xardhay calanka qiimaha badan ee Soomaliya.

Yamays International School

02/10/2018

Caruurta oo farxad la siiyo, waa qayb ka mid ah korniimada maskaxdooda.

Subax kale oo boqran.

29/09/2018

Arooryo suuban.

Cover Photo
28/09/2018

Cover Photo

25/09/2018
Yamays school
25/09/2018

Yamays school

02/09/2018

Wargalin

Dhamaan ardayda ka qalin jabisay dugsiyada caalamiga ah ee Yamays Gaalkacyo, Raas'casayr Boosaaso, Daawad Garoowe waxaa lagu wargalinayaa cidii doonaysa deeq waxbarasho oo bilaash ah (Sudaan) in ay lasoo xiriirto maamulka dalada Iftin groub of schools.

FG. Ardaydii ka baxday dugsiyada, dhowrkii sano ee u dambaysay ayey ku socotaa wargalintu.

0907795526. 0906791950

Ka faa'iideysi wanaagsan.

Sii Faafi

04/02/2018

War-gelin Muhiim ah

Dhamaan ardaydii ka aflaxday dugsiyada waxbarashada Yamays Gaalkacyo , Ras'casayr Bosaso iyo Daawad Garoowe ee tacliinta sare u jooga dalka dibadiisa iyo gudiihisaba waxaan ka codsanayaa in ay qaybta fariimaha iigu reebaan arday kasta magaciisa oo sadaxan sanad dugsiyedkii uu qalin jabiyay dalka uu joogo jaamacada uu dhigto iyo lanbarkiisa .

Insha allah xogtaas waa muhiim

Sii Faafi / Share

Mahadsanidiin

Masha allah ubaxii gabdhaha Dugsiga Yamayska oo maanta ka qayb galay banaan bixii Nabadda Gaalkacyo ..Guulaysta
02/10/2017

Masha allah ubaxii gabdhaha Dugsiga Yamayska oo maanta ka qayb galay banaan bixii Nabadda Gaalkacyo ..

Guulaysta

Address

Nairobi
0254

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Ahmed Ali Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category