SHeebaaab Media

SHeebaaab Media SHeebaaab Media

17/03/2025

Dagaal u dhaxeeya ciidamada Difaaca Puntland iyo Kooxda Argagixiso ayaa kasocda duleedka Ceelka Miraale, oo ah goobaha u dambeeya ee Argagixsada ay ku leeyihiin saldhiga ciidan, marka laga hadlayo Jihada Dhasaan, Madaxdoda deganayd ahna Isbitaalada ay isticmaalaan.

Ilaa hadda in ka badan 5 ajaaniib ah ayaa lagu dilay dagaalkan, iyadoo ciidamadu isku fidiyeen agagaarka deegaankan.

24/02/2025

Shebaab⁉️

Madaxweynaha Puntland iyo Guddoomiyaha Baarlamanka ayaa la kulmay; Qoyska Alle u naxariistee G/sare, Mukhtaar Qoryood - ...
13/02/2025

Madaxweynaha Puntland iyo Guddoomiyaha Baarlamanka ayaa la kulmay; Qoyska Alle u naxariistee G/sare, Mukhtaar Qoryood - Taliyihii Ciidamada Dhiirran oo ku geeryooday buuraha Calmiskaad.

13/02/2025

(Muuqaal) Bosaasso : Nin u dhashay Moroco oo ah firxadka argagixisada daacish ayaa shacabku qabteen waxaana hada gacanta ku haya laamaha amniga oo su’aalo weydiinaya , wuu qirtay inuu ahaa daacishtii la jebiyey .

13/02/2025

Ciidamaddii ugu badnaa ayaa kusii qul-qulaya Furimaha H**e ee dagaalka Argagaxisada daacish Calmiskaad.

13/02/2025

Calmiskaad Bari Puntland.🇸🇱💪✊

Togajaceel.

11/02/2025

"Waxaanu diidnay cadowgu inuu baddaha kasoo galo kana baxo"Taliye Sakariye.

Address

Nairobi

Telephone

+254714028328

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SHeebaaab Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram