Dooh iyo doolo

Dooh iyo doolo Wardheer iyo ciid Fadlan waxan si naxarisle kaga codsaneyna in aad page ka noo follow gareyso

18/09/2024
19/07/2024

Sheikh Xuseen Cali Jabuuti Iyo Muxaadaro Qalbiga Taabanaysa!!. | Sheikh Xuseen Cali Jabuuti Iyo Muxaadaro Qalbiga Taabanaysa!!. | By Baabul RahmaFacebook

17/01/2024

Darasalam saaka hawlo ayaa kaso cusbonadey

Waxaa lashaciyey sarakiil kusgan deeganka iyo kuwo dalka isga baxey wakhtigi isbadalka waxaana modayaa in ay jirto xaala...
01/01/2024

Waxaa lashaciyey sarakiil kusgan deeganka iyo kuwo dalka isga baxey wakhtigi isbadalka waxaana modayaa in ay jirto xaalado isasotarayo oo lagubadhayo dadki ayagu tacadiga gacantooda kugeystey waxan idinlasocodsindona xogo hoose qaabki lodiyariyey buugan iyo codad shaqsiyad raba inay deganka isaga cararaan

16/11/2023

Waxaan arkey xabashi baden oo afsomaliga aad utaqaano

Waa ay uqalantaa marwo aasiya in ay kamid noqoto gudiga fulinta gobalka doollo Well come
23/10/2023

Waa ay uqalantaa marwo aasiya in ay kamid noqoto gudiga fulinta gobalka doollo Well come

18/10/2023

Waxaa la sheegayaa in xiriirka Imaaraatka iyo Yahuudda uu gaaray ilaa heer laa is dhaafsado, dhinacyada amaanka, sirdoonka iyo millatariga, arinkaasi oo qatar gelinaya amaanka wadamada jaamacadda Carabta ku abtirsada, ogowna in Somalia ay ka mid tahay.

Sayid Maxamed Cabdulle, ayaa ahaa tusaalaha ugu fiican, isagoo meel cad iska taagay isgaashi lala yeesho carabta, waxaana diwaanka gabayada sayidka ka mid ahaa gabaygan hoose oo uu mariyey xilli la su,aalay “Sayidow maad carabta gaalmo ka dalbatid?” waxaa uuna ku jawaabay:

Mar haddaan wadaad aayad diin, ila ekeynaynin.
Amaan aniga lay oran karayn, tanu ahaan mayso.
Allow yaa af lama daaliyee, iga asluubeysta

Cudud ma leh col kula weerar gala ciidan iyo xooge.

Inkastey cid kuu soo diraan waa cidloo kale.

Caloosha iyo madaxay sidii dumar cantuugaane.

Maandhoow cayaayirka iga daa Carabi waa naage.

18/10/2023

What we know so far about the deadly strike on a Gaza hospital

Palestinian officials say at least 500 people were killed in an Israeli air raid on Al-Ahli Arab Hospital in Gaza.
--

Surrounded by death, Gaza content creators fight to get the truth outPopular Palestinian content creators in Gaza Strip ...
17/10/2023

Surrounded by death, Gaza content creators fight to get the truth out

Popular Palestinian content creators in Gaza Strip use their platforms to showcase the true image of Israeli aggressio

17/10/2023

World reacts as Gaza officials say 500 killed in Israeli strike on hospital

Palestinian authorities say at least 500 people were killed in an Israeli raid on a hospital in central Gaza.
------- Al Jazeera World

17/10/2023

Waxan karaliganeynaa bahda dooh iyo doolo kuxiran mudadii aan khadka kamaq neyn
Waxana idin sheegeyna inan dib ubilowney shaqadii

Dirección

X4
Badiraguato

Teléfono

+251919610575

Página web

Notificaciones

Sé el primero en enterarse y déjanos enviarle un correo electrónico cuando Dooh iyo doolo publique noticias y promociones. Su dirección de correo electrónico no se utilizará para ningún otro fin, y puede darse de baja en cualquier momento.

Compartir