Al Madani Student Counselling

Al Madani Student Counselling Visa Caafimaad, Waxbarasho ama Dalxiis ee Malaysia hadba midkay baahi kuu heyso nala soo xiriir.

03/12/2023

Adiga iyo Seygaaga ma jecelaan lahaydeen inaad ku aqal gashaan ama bisha malabka aad kusoo qaaadatan Wadanka Malaysia? mise jeclaan lahayd inaad ku soo dalxiisto Magaalooyinka ku wacan Dalxiiska ee Malaysia.

Haddey jawaabtaadu tahay HAA Al Madani Student Counselling ayaa kuula diyaar ah:

1. Soo saaridda Visaha Dalxiiska.

2. Gaari lagaaga soo qaado Airportka ilaa guriga aad degi lahayd oo diyaarsan.

3. Hage Dalxiis Magaalada Caasimadda ee Kuala Lumpur iyo Gobollada kale ee loo dalxiistago.

4. Qiimo Macquul oo ku raalli gelin doono.

Nagala soo Xiriir WhatsApp 017-252 4679 / +252612147323.

Inbadan waxaan aragnay Dad u baahi qaba in laga caawiyo soo saarista VISAYAASHA wadanka MALAYSIA sida   Iyo  .Al Madani ...
01/12/2023

Inbadan waxaan aragnay Dad u baahi qaba in laga caawiyo soo saarista VISAYAASHA wadanka MALAYSIA sida Iyo .

Al Madani Student Counselling oo xarun ku leh Dalka Malaysia khibrad sarena ka heysata soo saarista visayaasha Malaysia ayaa markan xafiis idin kaga furtay Somalia si ay idin kaga haqabtirto Visayaasha aad uga soo baahataan wadanka Malaysia.

la soo xiriir WhatsApp 017-252 4679 ama +252612147323.

27/11/2023

Maku dhib qabtaa Cudur wax looga qaban waayay Dalka gudihiisa ama Wadamada Dariska ah?

Al Madani Student Counselling waxay kaa caawineysaa iney u gudbiso xanuunkaaga isbitaalka ku takhasusay xanuunka nooca ku haya ee ku yaalla oo ah dal inta badan dadku ay u aadaan caafimaad ilaah baa hayee.

26/11/2023
Al Madani Student Counselling waxay kaa saacideysaa in si fudud ay kuugu soo saarto adeegyada Visa ee Malaysia sida    i...
23/11/2023

Al Madani Student Counselling waxay kaa saacideysaa in si fudud ay kuugu soo saarto adeegyada Visa ee Malaysia sida
iyo ..

16/11/2023

Kusoo dhowaada Page-kan oo aan ugu taloganay inaan uga faa'ideyno Umadda Soomaaliyeed.

Address

Platinum Villa Condo
Kuala Lumpur
53100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Madani Student Counselling posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram