Dr Abdihamid Hilowle

Dr Abdihamid Hilowle Talobixin

21/05/2026
21/05/2026

Bishaaro Bishaaro 🎉

Xarunta Mogadishu Urological Center waxay idiin samaynaysaa qiima dhimis gaaraysa 50% OFF adeegyada hospitalka.
Qiima dhimistan waxay soconaysaa 10-ka maalmood ee soo socota, laga bilaabo taariikhda 20 May ilaa 1 June.
Ka faa’iidayso adeegyada:
✅ Shaybaarka
✅ Kombuterka Ultrasound
✅ Dhammaan Qaliimada
✅ Bukaan Jiifka

📍 Mogadishu Urological Center – Hodan, Mogadishu
📞 0613228811 / 0613228844

Ka faa’iidaysi wacan!

18/05/2026

Ma is waydiisay waxa sababi kara in kilyaha ay shaqayn waayaan? wa barnaamij ay bukaanada suaalo live ah igu waydiinayaan qayb ka mid ah. Abdiaziiz Really Mogadishu Urological Center

14/05/2026

Dhaqaatiir khibrad iyo daryeel kuu diyaar ah!
Mogadishu Urological Center (MUC)
Waxaan kuu haynaa adeegyo casri ah oo ay bixiyaan dhaqaatiir ku takhasusay cudurrada kaadi mareenka, taranka iyo caafimaadka haweenka.
Dr Iqra Sharif Hashi
MD (OBS/GYNE)
• Fertility Expert
• Gyne Laparoscopic Surgeries
• IVF Services
Dr Abdihamid Hassan Hilowle
MBBS, MS UROL
MS Laparoscopic Surgery
hospital ka waxa uu ku yaalaa
Agagaarka Saldhiga Hodan, kasoo horjeedka Kaamil Diagnostics
📞 0613228844 / 0613228811
🌐 urology.so
📧 info@urology.so

Caafimaadkaaga waa mudnaanteena.

12/05/2026

ESWT waa daaweyn casri ah oo loo sameeyo ragga qaba ED/kacsi yari.
Waxay ka caawin kartaa hagaajinta qulqulka dhiigga ee xubinta taranka — qalliin la’aan, cirbad la’aan.
La tasho dhakhtar takhasus leh.
Mogadishu Urological Center
📞 0613228844 / 0613228811

11/05/2026

Kaadi gubadku wuxuu calaamad u noqon karaa caabuq, dhagax kilyaha, prostate barar ama biyo yaraan. Haddii uu kusoo noqnoqdo, la tasho dhaqtar.

📍 Mogadishu Urological Center
📞 0613228844 / 0613228811
🌐 urology.so

09/02/2026

Caruurta habeenkii isku kaadiya dhib may leedahay Mogadishu Urological Center

Adres

Ottering
Breda
4817GR

Openingstijden

Maandag 08:00 - 16:00
Dinsdag 08:00 - 13:00
16:00 - 18:00
Woensdag 08:00 - 16:00
Donderdag 08:00 - 16:00
Zaterdag 08:00 - 16:00
Zondag 08:00 - 17:00

Telefoon

+252613299873

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Dr Abdihamid Hilowle nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Contact De Praktijk

Stuur een bericht naar Dr Abdihamid Hilowle:

Delen

Type