Dr.Mahad Urocare

Dr.Mahad Urocare dhaqtarka kilyaha, kaadimarenka iyo taranka raga

Ha ka labalabeyn inaad la tashato dhaqtarkaaga oo aad uga warbixiso, caafimaadkaaga taranka si aad u ilaaliso caafimaad ...
30/03/2026

Ha ka labalabeyn inaad la tashato dhaqtarkaaga oo aad uga warbixiso, caafimaadkaaga taranka si aad u ilaaliso caafimaad iyo nolol farxad leh.

29/03/2026

Hadii Raganimadaada yartahay in Galaha lagaa qalo qasab maahan
La kulan DrMahad Hussein whatsapp 61 2800115

Calaamadahani waa kuwo lagu garto infekshinka ragga. Haddii aad isku aragto, la kulan dhaqtarka taranka ragga si aad u h...
29/03/2026

Calaamadahani waa kuwo lagu garto infekshinka ragga. Haddii aad isku aragto, la kulan dhaqtarka taranka ragga si aad u hesho adeegyo caafimaad oo kugu habboon.

28/03/2026

dhibatadeeda sidee loo xaliya
La kulan DrMahad Hussein whatsapp 61 2800115

28/03/2026

Hadaa gale qabto oo xiniyaha ku xanunan in lagu qalo qasab miyaa...
La kulan DrMahad Hussein

Haddii aad la tacaalayso dhibaatooyin dhanka gogosha, la kulan dhaqtarka taranka ragga si aad u hesho latalin iyo adeegy...
28/03/2026

Haddii aad la tacaalayso dhibaatooyin dhanka gogosha, la kulan dhaqtarka taranka ragga si aad u hesho latalin iyo adeegyo caafimaad oo dhamaystiran.

27/03/2026

Hadaa gale qabto oo xiniyaha ku xanunan in lagu qalo qasab miyaa...
La kulan dr.mahad 61 2800115

26/03/2026

Maka mid tahay dadka la yiri xiniyaha laga qalaa oo waxad qabtaa gale hadaba ka faideso riwayad oo faahfaahinesa gorta la qalo
La kulan DrMahad Hussein whatsapp 61 2800115

26/03/2026

Ninka safar badan ah oo xaaskiisa la jooga kaliya bil ama laba bilood, sidee ayay suurtagal u tahay inay uur si fudud u qaaddo muddadaas kooban?
Whatsapp 61 2800115

24/03/2026

Labada qof ee arooska cusub ah maxaa sababi kara in ay kaadida gubto?

Haddii aad isku aragto calaamadahan, waxaa suuragal ah inuu jiro  , La kulan dhaqtarka taranka ragga si aad u hesho adee...
24/03/2026

Haddii aad isku aragto calaamadahan, waxaa suuragal ah inuu jiro , La kulan dhaqtarka taranka ragga si aad u hesho adeegyo caafimaad oo dhamaystiran.

23/03/2026

qoyaanka markii dareenkada kaco yimada maku dhibay!!?

Address

Hamad General Hispital
Doha

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Mahad Urocare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share