
06/09/2025
Abakarwayne oo sanadkaan maal, maskax iyo Nafba ku bixinaayo Xasan Cali Khayre.
Xasan Cali Khayre Waa Musharax ugu rajada badan doorashada 2026 dhamaan teen waxaa inagu waajib ah in aan garab taagnaano Khayre waa musharax leh aragti cad, karti hoggaamineed iyo kalsooni uu ku mideeyo shacabka Soomaaliyeed.
Markii aan si hoose u hadalno tolka sanadkaan Waa Sanadkii uu ku fadhiisan lahaa Kursiga dalka looga arimiyo, saadaasha iyo hadal haynta bulshada ayaa u badan Markaan in ay tahay Markii Curudka Hawiye.
Soomaali iyo Murusade Waa Midkii Hormarin Lahaa.
Guuleso Khayre.