Badbaadi Naf

Badbaadi Naf Ciidii hal naf badbaadisa waxay ka dhigantahay in ay dadkoo dhan badbaadisay ama noolaysay oo u garg

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiigaaga Nooca dhiiga: ( B+)      xalada bukanka:( Dhiig yari )  Cusbitalka:( Daarul-Xanaa...
06/11/2025

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiigaaga

Nooca dhiiga: ( B+) xalada bukanka:( Dhiig yari )
Cusbitalka:( Daarul-Xanaan Hospital )
kalaxidhidh:( 063 7123547 / 0657426837 ) Magaladda: ( Burco ).

Si deg deg ah loogu bahan yahay.

Halkad joogtana waa laga soo qaadayaa

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiiga noociisu yahay ( A- ), xalada bukanka:(Dhiig yari  )  Cusbitalka uu ku jiro bukaan k...
05/11/2025

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiiga noociisu yahay ( A- ), xalada bukanka:(Dhiig yari )
Cusbitalka uu ku jiro bukaan ku waa Amal Garand Hospital 🏥 .

Kala xidhiidh : ( 0634777117 ) Magalada: ( Hargeisa ).

Waxa si degdeg ah loogu baahan yahay qof dhiiga shuba. 🚨.

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiigaaga Fadlan ugu deeq bukaanka ay hayso xaalada dhiig yaraanta ah, waa bukaan u baahan ...
28/10/2025

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiigaaga

Fadlan ugu deeq bukaanka ay hayso xaalada dhiig yaraanta ah, waa bukaan u baahan dhiiga noociisu yahay ( AB+). Bukaankuna wuxuu ku sugan yahay ( Cusbitalka weyn ee Hargeisa 🏥)
kalaxidhidh:( 0634395161 ).

Xaalad degdeg oo u baahan dhiiga noociisu yahay B- xaalada bukaanku waa dhiig yaraan, waxaanu ku sugan yahay Cusbitalka:...
25/10/2025

Xaalad degdeg oo u baahan dhiiga noociisu yahay B- xaalada bukaanku waa dhiig yaraan, waxaanu ku sugan yahay Cusbitalka:( Gargaar Hospital 🏥 ). Fadlan badbaadinaf oo ku deeq dhiigaaga.

Kala xidhiidh: ( 0634653623 )

Magalada: (Hargeisa ).

FG: 3 Qof oo deg deg dhiig loogu shubo ahaa loo bahan yahay

Waxa si weyn oo degdeg ah loogu baahan yahay 4 qof oo ku deeqa dhiiga noociisu yahay B+ Waxa u baahan bukaan ay hayso xa...
17/10/2025

Waxa si weyn oo degdeg ah loogu baahan yahay 4 qof oo ku deeqa dhiiga noociisu yahay B+ Waxa u baahan bukaan ay hayso xaalad caafimaad oo ku jira Cusbitaalka Haldoor ee magaalada Hargeisa.

Kala xidhiidh Tell :63-7455553

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiigaaga Waxa si degdeg ah loogu baahan yahay dhiiga noociisu yahay  AB+ waxa u baahan buk...
15/10/2025

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiigaaga

Waxa si degdeg ah loogu baahan yahay dhiiga noociisu yahay AB+ waxa u baahan bukaan ay hayso xaalad dhiig yaraan ah oo lagu daweynayo Cusbitaalka Guud ee Hargeisa. Fadlan badbaadinaf oo ugu deeq dhiigaaga.

Kala xidhiidh: 0634049394

Si degdeg ah ayaa loogu baahan yahay.

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiigaaga Waxa si degdeg ah loogu baahan yahay dhiiga noociisu yahay O- waxa u baahan bukaa...
13/10/2025

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiigaaga

Waxa si degdeg ah loogu baahan yahay dhiiga noociisu yahay O- waxa u baahan bukaan laga daweynayo xaalad dhiig yaraan ah oo ku sugan Cusbitaalka Guud ee Hargeisa. Fadlan badbaadinaf oo ugu deeq dhiigaaga bukaankan kalana xidhiidh telefon numberka: 0634737479

Si deg-deg ah ayaa loogu bahan yahay 2 Qof oo bukaanka dhiig ugu deeqa waana xaalad ka jirta qolka gargaarka degdega ah ee ”Emergcy”.

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiigaagaWaxa loo baahan yahay dhiiga noociisu yahay (B+) waxa u baahan bukaan ay hayso xaa...
12/10/2025

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiigaaga

Waxa loo baahan yahay dhiiga noociisu yahay (B+) waxa u baahan bukaan ay hayso xaalad dhiig yaraan ah oo ku sugan Cusbitaalka Guud ee Hargeisa. Fadlan badbaadinaf oo ugu deeq dhiigaaga.

Kala xidhiidh: ( 0637455553 ) Magalada: ( Hargeisa ).

4 Qof ayaa Si degdeg ah baa loogu bahan yahay.

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiigaaga Waxa si degdeg ah loogu baahan yahay dhiiga noociisu yahay O- waxa u baahan bukaa...
12/10/2025

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiigaaga

Waxa si degdeg ah loogu baahan yahay dhiiga noociisu yahay O- waxa u baahan bukaan ay hayso xaalad dhiig yaraan ahi oo ku sugan Cusbitaalka Guud ee Burco.

Fadlan badbaadinaf oo ku deeq dhiig kalana xidhiidh: 0634750308

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiiga noociisu yahay O- waxa u baahan bukaan ay hayso xaalad dhiig yaraan ah oo ku sugan C...
11/10/2025

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiiga noociisu yahay O- waxa u baahan bukaan ay hayso xaalad dhiig yaraan ah oo ku sugan Cusbitalka:( Al-Xayaad Hospital 🏥 )
kalaxidhidh:( 0634099969 )

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiiga noociisu yahay (O-).Xaalada  bukanku waa (Dhiig yaraan)waxaanu bukaanku ku sugan yah...
09/10/2025

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiiga noociisu yahay (O-).Xaalada bukanku waa (Dhiig yaraan)
waxaanu bukaanku ku sugan yahay Cusbitalka:(Ladane Hospital 🏥) ee magalada Burco.
Fadlan haddii aad Burco joogto badbaadinaf oo ku deeq dhiigaaga.

Kala xidhiidh: 0634271999.
Si deg-deg ah ayaa loogu bahan yahay dhiiga.

Waxa si degdeg ah loogu baahan yahay dhiiga noociisu yahay ( A- ). Waxa u baahan bukaan ay hayso xaalad dhiig yaraan ah ...
08/10/2025

Waxa si degdeg ah loogu baahan yahay dhiiga noociisu yahay ( A- ). Waxa u baahan bukaan ay hayso xaalad dhiig yaraan ah oo ku sugan
Cusbitalka:( Manhal Hospital 🏥 )
kalaxidhidh: ( 0634650722 )

Magalada: ( Hargeisa ).

Qof ayaa si dedg dega loogu bahan yahay waana Emergency 🚨.

Adress

Kisa

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Badbaadi Naf postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Praktiken

Skicka ett meddelande till Badbaadi Naf:

Dela

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Badbaadi Naf

Nagu saabsan

"ومن احياها فكأنما الناس جميعا" صدق الله العظيم“

“Ciidii hal naf badbaadisa waxay ka dhigantahay in ay dadkoo dhan badbaadisay amanoolaysay oo u gargaartay.*

Waa maxay sababta aynu dhiiga u bixinaa ?