Marty Medical Media

Marty  Medical Media ka daalaco warbixino caafimaad oo maqal, muuqaal iyo qoraalba ah la soco todobaad walba mid ka mid a

29/08/2022
06/01/2022

Fadlan dhiigaagu haddii uu yahay AB+ ku caawi bukaan si degdeg ah loogu rabo.
Dhakhtarkuna waa Dhakhtarka Weyn ee Hargeysa.

Halkan kala xidhiidh:
0634444214

Sii faafiya.

Xaaladani waa emergency 🆘 fadlan u dedaala

21/04/2021

Waxa si naxariis leh looga codsanayaa dadka dhiigoodu yahay O- inay dhiig ku caawiyaan qof bukaan ah oo yaala cusbitaalka Kaah hospital.
Waa xiligii sadaqadu ugu fiicneyd ee fadlan sadaqadeyso.

Kala xidhiidh fadlan: 0634087181

11/04/2021

Waxa si naxariis leh oo degdega looga codsanayaa cida dhiigoodu yahay B- inay dhiig ku caawiyaan qof bukaan ah oo degdeg ugu baahan, kuna jira dhakhtarka Gargaar ee magaalada Hargeysa. Bukaanku qaliin buu geleyaa fadlan caawi bukaankaas.

Kala xidhiidhi: 0634023765

01/04/2021

Waxa si degdeg ah (emergency) loogu baahan dhiig noociisu yahay A- oo looga baahan yahay cusbitaalka Guud ee Hargeisa. Fadlan sadaqayso oo dhiig ku caawi bukaankaas.

Kala xidhiidh fadlan: 0634135250.

Xaalada bukaanku waa (emergency)

Fadlan degdeg u caawiyaa oo u degdega bukaanka yar

14/03/2021

Waxa si degdeg ah oo naxariis leh looga codsanayaa cida dhiigoodu yahay B+ inay dhiig ku caawiyaan qof bukaan u baahan oo xaalad cafimaad ugu jira cusbitaalka Gargaar ee magaalada Hargeisa. Fadlan caawi bukaankaas.

Kala xidhiidhi: 0634483144

08/03/2021

Waxa si naxariis leh looga codsanayaa cida dhiigoodu yahay O- inay dhiig ku caawiyaan qof bukaan ah oo qalniin ku galaya dhakhtarka Gargaar ee magaalada Hargeisa. Fadlan caawi bukaankaas.

Kala xidhiidhi: 0634057666
0659000147

05/02/2021

Fadlan waxa si degdeg ah loogu baahan yahay dhiiga noociisu Hahaha B-, waxa u baahan bukaan qalniin galaya oo ka yimi magaalada Bosaso.

Bukaanku wuxuu ku jiraa dhakhtarka Amal Grand Hospital, fadlan degdeg aynu ugu caawino dhiiga noociisu yahay B-

kala xidhiidh 063-7001205 ama 0634157129

01/02/2021

Fadlan waxa si degdeg ah ugu baahan yahay bukaan qalniin galaya oo ku jira dhakhtarka lafaha ee Dr Ismail dhiig noociisu yahay B+.
Fadlan caawi bukaankaa.

Kala xidhiidh fadlan: 0634354735

28/01/2021

Waxa si naxariis leh looga codsanayaa cidii leh dhiiga noociisu yahay O+ inay dhiig ugu deeqaan qof walaalkeena oo buka kuna jira dhakhtarka Edna Adan hospital.

Fadlan kala xidhiidh: 0634469855

21/01/2021

Waxa hada hospitality ka amal grand looga baahan yahay dhiiga noocisu yahay 0- waa bukaan qalin galaayaa fadlan caawi bulaankaas
0634122363

30/12/2020
26/12/2020

Waxa si naxariis leh looga codsanayaa cidii leh dhiiga noociisu yahay O- inay dhiig ku caawiyaan qof bukaana oo xaaladiisu aad u liidato oo ku jira dhakhtarka Dr Ismail specialist.

Qofka qof caawiya ee ka dul qaada kurbo illaahay baa isna ka fayda kurbooyinkiisa.
Fadlan kala xidhiidh: 0634429933/ 0634419033

17/12/2020

Fadlan waxa si naxariis leh looga codsanayaa cidii leh dhiiga noociisu yahay AB+, inay dhiig ugu deeqaan hooyo umuleysa oo taala dhakhtarka Gargaar ee Hargeisa. Fadlan caawi hooyada umuleysa.

Kala xidhiidh fadlan: 0634086422

14/12/2020

Waxa hada Hospitalka weyn looga baahan yahay dhiiga noocisu yahay BRh(+) waa bukaaan qaliin galaaya fadlan caawi bukaankaas
Nagala soo xidhidh. 0634827273

06/12/2020
03/12/2020

Waxa hada hospitalka guud ee hargeisa looga baahan yahay dhiiga AB+ waa xaalada emergency ah fadlan badbaadi bukaankaas
fadlan lasoo xidhidh
Numberada
0634007598
0633741941

Adress

Kisa

Telefon

+46764188771

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Marty Medical Media postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Praktiken

Skicka ett meddelande till Marty Medical Media:

Dela