Somali ICU & ER Development Hub

Somali ICU & ER Development Hub Kontaktinformation, kartor och vägbeskrivningar, kontaktformulär, öppettider, tjänster, betyg, foton, videor och meddelanden från Somali ICU & ER Development Hub, Medicin och hälsa, Motala.

Himiladeena
Inaan kor u qaadno tayada iyo badbaadada adeegyada degdegga iyo daryeelka adag (ICU) ee Soomaaliya annagoo taageerayna kalkaaliyeyaasha iyo bahda caafimaadka ee badbaadiya nolosha bukaanada maalin kasta.

21/06/2025

Si aad u hesho Casharo Caafimaad Free ah, Waxaad nagala socon kartaa barteena Telegram kuna soo biir
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇

Wuu ku anfacaya maqaalkan haddii aad tahay bahda caafimaadka. Gaar ahaan shaqaalaha ICU iyo Emergency madaama habeen iyo...
18/06/2025

Wuu ku anfacaya maqaalkan haddii aad tahay bahda caafimaadka. Gaar ahaan shaqaalaha ICU iyo Emergency madaama habeen iyo maalinba la shaqeeyo

Waxaa diyaariyey: Somicuer | Taariikhda: 18-June-2025HordhacDad badan ayaa cabba kafey, shaah, ama cabitaanno tamar leh si ay u noqdaan kuwo feejigan. Laakiin maxaa ku dhaca maskaxdaada marka aad kafey cabto oo aad seexato?Cilmi-baaris cusub oo lagu daabacay joornaalka Communications Biology ayaa mu...

17/06/2025

Haddi aad tahay kalkaaliye caafimaad oo hadda shaqo bilaabaya ama aad tahay kalkaaliye khibrad leh oo doonaya horumar xirfadeed, markastaba kalkaaliyaha caafimaad wuxuu u baahan yahay inuu lahaado xirfado farsamo ama gacanta laga qabanaayo iyo xirfado dad la macaamil ama la dhaqanka bulshada si uu u...

Kalkaaliyeyaasha SCRUB-ka, ma diyaar baad u tihiin inaad kor u qaaddaan xirfaddiinna? Akhri maqaalkeenna cusub si aad u ...
13/06/2025

Kalkaaliyeyaasha SCRUB-ka, ma diyaar baad u tihiin inaad kor u qaaddaan xirfaddiinna? Akhri maqaalkeenna cusub si aad u heshaan talooyin muhiim ah oo kaa caawinaya inaad qorto CV heer sare ah oo soo jiidasho leh!


(Maqaal loogu talagalay kalkaaliyeyaasha SCRUB-ka ee doonaya inay helaan shaqo ama horumariyaan CV-gooda xirfadeed)✅ Waa Maxay Nurse Scrub?Nurse Scrub waa kalkaaliye caafimaad oo ku takhasusay ku shaqeynta iyo diyaarinta qalabka qalliinka, ilaalinta badqabka qalabka iyo qolka qalliinka, iyo la sha...

Attention! dhammaan kalkaaliyeyaasha xiiseynaya iney ka shaqeeyaan ICU mustaqbalka dhow ! Akhri qoraalkayaga ugu dambeey...
12/06/2025

Attention! dhammaan kalkaaliyeyaasha xiiseynaya iney ka shaqeeyaan ICU mustaqbalka dhow ! Akhri qoraalkayaga ugu dambeeyay ee blog-ka si aad u barato sida loo qoro CV heer sare ah oo si gaar ah loogu talagalay shaqaalaha ICU. Kor u qaad fursadahaaga shaqo oo u muuji kartidaada shaqo-bixiyeyaasha!
ka akhri wax badan qormada hoose:

Maqaalkan waxaa loogu talagalay kalkaaliyeyaasha caafimaadka ee doonaya shaqo ICU ah ama raba in CV-gooda noqdo mid xirfadaysan oo soo jiidasho leh. ✅ Waa Maxay CV?CV (Curriculum Vitae) waa dukumenti kooban oo soo bandhigaya: Aqoon iyo waxbarasho Khibrad shaqo Xirfado iyo karti Shahaadooyin iyo ta...

Haddii aad tahay NURSE ama MIDWIFE, Ka faaideyso fursadaha shaqo ee banaan oo codso hadda👇👇👇👇👇👇👇
11/06/2025

Haddii aad tahay NURSE ama MIDWIFE, Ka faaideyso fursadaha shaqo ee banaan oo codso hadda
👇👇👇👇👇👇👇

11/06/2025

Qore: [Abdishakur Mohamud Hassan] Somali Professional Development Hub | 10 June 2025HordhacDunida caafimaadka ee maanta, Sirdoonka Macmalka ah (Artificial Intelligence – AI) ayaa noqday mid si xawli ah ugu faafaya adeegyada caafimaad ee casriga ah. Waxaa la sheegay in AI ay kordhin karto tayada da...

Culeyska Shaqada, Daalka Joogtada ah iyo Dhibaatooyinka Dhaqaale ee la kulmaan Kalkaaliyeyaasha Soomaaliyeed
11/06/2025

Culeyska Shaqada, Daalka Joogtada ah iyo Dhibaatooyinka Dhaqaale ee la kulmaan Kalkaaliyeyaasha Soomaaliyeed

Waxaa qoray: [Abdishakur Mohamud Hassan] | Nurses Development Hub | 10 Juun 2025Kalkaaliyeyaasha caafimaad ee Soomaaliyeed waa laf-dhabarta nidaamka daryeelka caafimaadka, laakiin waxay la kulmaan culeysyo shaqo oo aad u sareeya, taageero la'aan, iyo mushaar aad u hooseeya. Laga bilaabo isbitaallada...

11/06/2025

kalkaaliso/kalkaaliye ahaan, in la helo xirfadaha saxda ah ayaa ah mid aad muhiim u ah si loo bixiyo daryeel tayo leh iyo in la hubiyo natiijooyin wanaagsan oo bukaannada ah. Haddii aad tahay kalkaaliso/kalkaaliye khibrad leh ama aad ku cusub tahay xirfaddaada, waxaa jira xirfado muhiim ah oo ay tah...

Adress

Motala

Webbplats

https://t.me/som_icu_er

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Somali ICU & ER Development Hub postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Dela