Wararkii oo dhan kadalaco

Wararkii oo dhan kadalaco Kontaktinformation, kartor och vägbeskrivningar, kontaktformulär, öppettider, tjänster, betyg, foton, videor och meddelanden från Wararkii oo dhan kadalaco, Skolörtsgången73A, Nyköping.

Ciidamada Jubbaland Oo Gacanta Ku Digay Qarax Shabaab Maleegeen Oo La Rabay In laga Fuliyo…
22/01/2019

Ciidamada Jubbaland Oo Gacanta Ku Digay Qarax Shabaab Maleegeen Oo La Rabay In laga Fuliyo…

Ciidamada Jubbaland ayaa Ka hortegay sida la sheegay Qarax ay Shabaab Maleegeen Deegaanka Qooqaani Ee Gobolka Jubbada Hoose.

DAAWO: Puntland oo ku dhawaaqday waqtiga calema saarka & liiska madaxda ka qaybgelaysa
22/01/2019

DAAWO: Puntland oo ku dhawaaqday waqtiga calema saarka & liiska madaxda ka qaybgelaysa

Maamulka Puntland ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday in munaasabadda caleema saarka madaxda cusub ee Puntland ay qabsoomi doonto 26-ka bisha January oo muddo afar maalmood ah ka dhimman tahay. Munaasabadda caleema saarka madaxda cusub ayaa waxaa ka soo qaybgeli doona madaxdii h**e ee Puntland, qayba...

Daawo Sawirada: Daryeel Naftada Marka H**e Waa herbalife nutrition Waa Caafimaadka oo ka....
22/01/2019

Daawo Sawirada: Daryeel Naftada Marka H**e Waa herbalife nutrition Waa Caafimaadka oo ka....

Asc Dhamaan inta ku xeran websitkaan Hiiraanka.com Waxaan ogeeysiinyaa in aan u idin heeyno herbalife nutrition oo ah dhir laga sameeyay sida Dacarta iyo cuntada aad cuni laheed oo lagu farsameeyay herbalife nutrition waxaa ay dhintaa miisaanka ,herbalife nutrition waxaa ay hoos u dhigtaa sokorta da...

Xukuumada Soomaaliya Oo Fariin Lama Filaan Ah Udirtay Dawlada Kenya & Dagaal Cusub Oo La Dareemayo
22/01/2019

Xukuumada Soomaaliya Oo Fariin Lama Filaan Ah Udirtay Dawlada Kenya & Dagaal Cusub Oo La Dareemayo

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa cambaareysay burburinta soo noqnoqotay ee loo geysanayo xarumaha shirkadaha isgaarsiinta dalka Soomaaliya, gaar ahaan xuduudda nagala dhexeysa dalka Kenya.

Ra’iisal Wasaare Kheyre Oo Kulan Xasaasi Ah Kula Yeeshay Muqdisho Wafdi Cadaan Ah (Daawo Sawirada)
22/01/2019

Ra’iisal Wasaare Kheyre Oo Kulan Xasaasi Ah Kula Yeeshay Muqdisho Wafdi Cadaan Ah (Daawo Sawirada)

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirrada cusub ee Soomaaliya ay u soo magacaawdeen dawladaha Indonosia iyo Masar, Soehadjono Sastromihardjo iyo Mohamed Ibrahim Nasar Salem.

Wararkii ugu Dambeeyey Ee Qaraxa Ka Dhacay Duhurnimadii Carwa Idka Ee Muqdisho+Khasaaraha
22/01/2019

Wararkii ugu Dambeeyey Ee Qaraxa Ka Dhacay Duhurnimadii Carwa Idka Ee Muqdisho+Khasaaraha

Xogta ugu dambeysa Qaraxii ka dhacay Degmada Warta Nabada Agagaarka Isgoyska Baar Ubax ayaa sheegaya in khasaaro dhimasho iyo dhaawac uu geystay.

Wararkii ugu dambeeyay Ninkii Walxaha Qarxa lagu qabtay & Ethiopian Airline oo Hakisay Duulimaadkii Muqdisho
21/01/2019

Wararkii ugu dambeeyay Ninkii Walxaha Qarxa lagu qabtay & Ethiopian Airline oo Hakisay Duulimaadkii Muqdisho

Faah faahin ayaa ka soo baxaya Nin Ajnabi ah oo Sabtidii la soo dhaafay lagu qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho, kaasoo boorsadiisa laga helay walxo qarxa, xilli uu raaci rabay Diyaaradda Ethiopian Airlines

Tahriibayaal Ku Halaagsamay Xeebaha Dalka Libiya,Waalidiin Caawa La Murugeysan Mashaqadaas
19/01/2019

Tahriibayaal Ku Halaagsamay Xeebaha Dalka Libiya,Waalidiin Caawa La Murugeysan Mashaqadaas

Dooni sidday 20-ruux oo muhaajiriin ah ayaa ku dagtay xeebta dalka Liibiya, halkaasi oo laga helay 3-meyd ah sida ay maalinimadii Jimcaha ku warantay Wakaaladda Wararka ee dalka Talyaaniga.

Ra’iisal Wasaare Kheyre Oo Hadal Lama Filaan Ah Ku Yiri Sheekh Kenyaawi,Kulankii Maanta Dhexmaray
19/01/2019

Ra’iisal Wasaare Kheyre Oo Hadal Lama Filaan Ah Ku Yiri Sheekh Kenyaawi,Kulankii Maanta Dhexmaray

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Sheekh Maxamed Ibraahim Cali (Kenyaawi) oo kamid ah culimada Soomaaliyeed, maalahaanna Muqdisho ka weday wacyi-gelin uu bulshada Soomaaliyeed ugu dhiirri gelinayay in is cafiyaan.

Daawo Muuqaalka:uxaadaradii Cafi Walaalka Iyo Sheikh Kenyaawi Oo Ka Ilmeysiiyay Kumanaan Shacab ah
18/01/2019

Daawo Muuqaalka:uxaadaradii Cafi Walaalka Iyo Sheikh Kenyaawi Oo Ka Ilmeysiiyay Kumanaan Shacab ah

Todobaad kadib waxa si nabad galya ah kusoo idlaatay muxaaradii cafi walaalka ee sheikh Maxamed Ibraahim Kenayawi uu ku qabanayay magaalada Muqdisho taas oo horay u baaqatay kadib markii dadka u qaadiyay holkii loogu tala galay.

Xog Cusub: Mid ka mid ah Raggii Weeraray Hotelka DUsit ee Nairobi oo la Ogaaday inuu dhalay…
18/01/2019

Xog Cusub: Mid ka mid ah Raggii Weeraray Hotelka DUsit ee Nairobi oo la Ogaaday inuu dhalay…

Xog dheeraad ah ayaa kusoo kordheysa weerarkii Al Shabaab ay ka geysteen hotelka DUsit ee magaalada Nairobi, kaasi oo dowladda Kenya ay sheegtay inay ku dhinteen 21 ruux.

Deg Deg ah: Waa Sidee Qaadashada Dhalashada Dalka Sweden Hadii uu soo laabto Stefan Löfven.....
18/01/2019

Deg Deg ah: Waa Sidee Qaadashada Dhalashada Dalka Sweden Hadii uu soo laabto Stefan Löfven.....

Mudo dhoor bilood kadib waxaa muuqata in uu jiro heshiis isku soo dhawaansho ah taasi oo keentay in xisbiyada isbahestay ay ka tanaasulaan siyaasadooda runta aheyd ee keentay in ay sameestaan isbaheysiga Röd grona iyo Alliansen waxana hada muuqata in Stefan Löfven uu noqonayo Raisal wasaaraha Swed...

Norway Maxkamadda Oslo oo diiday Racfaan uu Mahad Abiib ku joogi lahaa Wadanka Norway.
13/01/2019

Norway Maxkamadda Oslo oo diiday Racfaan uu Mahad Abiib ku joogi lahaa Wadanka Norway.

Maxkamadda  Rafcaanka ee Borgarting ee ku taalla caasimadda dalkaasi ee Oslo waxay daaqadda ka tuurtay Rafcaan uu qaatay Mahad  Maxamuud, isla markaana Kansal-gareysay Muwaadinimadiisa Norway (The Norwegian citizenship).

Al Shabaab Oo War Lama Filaan Ah Kasoo Saaray Qaraxii Galabta Sh/Hoose ‘Wasiir H**e Ayaan Dilnay”
06/12/2018

Al Shabaab Oo War Lama Filaan Ah Kasoo Saaray Qaraxii Galabta Sh/Hoose ‘Wasiir H**e Ayaan Dilnay”

Al Shabaab ayaa waxay soo saareen gabal dhicii maanta war ay kaga hadlayaan weerarkii ka dhacay Wadada Xeebta Ah Ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Deg Deg ah:Dowlada Dalka Denmark oo ku dhawaaqday arin ka Naxisay Qaxootiga Sharciga loo diiday ka..
06/12/2018

Deg Deg ah:Dowlada Dalka Denmark oo ku dhawaaqday arin ka Naxisay Qaxootiga Sharciga loo diiday ka..

Dowlada Denmark ayaa soo saartay arin lala wada yaabay taas oo ah in qaxootiga haysta diidmada sharciga Denmark iyo dadka danbiyada gala ay geynayso jaziirad lagu magacaabo Lindholm.

Toogasho Ka Dhacday Duleedka Muqdisho,Faah faahin La Helay [Akhri Magaca Marxuumka]
04/12/2018

Toogasho Ka Dhacday Duleedka Muqdisho,Faah faahin La Helay [Akhri Magaca Marxuumka]

Waxaa Lasoo sheegayaa in Koox Hubeysan ay dil ka geysteen Duleedka Magaalada Muqdisho iyadoo warar dheeraad ah la helayo.

DAAWO: Xasan Sheekh Maxamuud Oo Si Uusan Fileyn Kismaayo Kala Kulmay & Axmed Madoobe Waxa Uu
19/11/2018

DAAWO: Xasan Sheekh Maxamuud Oo Si Uusan Fileyn Kismaayo Kala Kulmay & Axmed Madoobe Waxa Uu

Waxa la sheegay in Soo dhaweynta kooban kadib uu jiri doono Kulamo gaar gaar ah oo ay yeelan doonaan Madaxda Maamulka Jubbaland.

Adress

Skolörtsgången73A
Nyköping
61146

Telefon

0046769975181

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Wararkii oo dhan kadalaco postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Dela