Gadiid Dantel Specialist Clinic

Gadiid Dantel Specialist Clinic Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gadiid Dantel Specialist Clinic, Medical and health, Adado.

Ogaysiis ogaysiis Waxa macaamisha xarunta cafimadka ee gadiid specialist Clinic ogaysiinaya inuu usameeyay qiimo dhimis ...
03/05/2022

Ogaysiis ogaysiis
Waxa macaamisha xarunta cafimadka ee gadiid specialist Clinic ogaysiinaya inuu usameeyay qiimo dhimis balaran Qaybaha kala

1.Xirista ilkaha kor iyo hoos kuxiro 200$ kaliya

2. Galinta ilkaca crown's ka ah 50%lagu sameynaya

3.Buuxinta 50% laguu dhafaya
Back xinta 50%. Laguu dhafaya
Hadaba mac miil ka faaidayso oo horay ugaar mudada qiima dhimistu wey kooban tahay

Bad Qabka cafimadka ilkahaga iyo quruxda Qosolkaga waa yoolkeena kowaad
Kala xiriir
0615557782/ 0611448338

Mudane macmiil Gadiid Dantel Specialist Clinic Wuxuu kuu sameeyay Qiimo dhimis balaaran oo dhanka xirista Ilkaha ah $200...
02/05/2022

Mudane macmiil Gadiid Dantel Specialist Clinic Wuxuu kuu sameeyay Qiimo dhimis balaaran oo dhanka xirista Ilkaha ah $200 ayaa laguugu xirayaa Ilkaha Kor iyo Hoos.

Kafaa ideyso Qiima dhimistan Balaaran oo daryeel Afkaada Aad qurux uqosashide.

Xaruntu waxey kutalaa Magaalada Cadaado.

Plz Shere garee Oo Like

Ogaysiis ogaysis Dhamaan macamiisha ku dhaqan degmada Cadaado iyo Nawaaxigeda Waxaa La Ogaysiinaya in xarunta cafimadka ...
02/05/2022

Ogaysiis ogaysis
Dhamaan macamiisha ku dhaqan degmada Cadaado iyo Nawaaxigeda Waxaa La Ogaysiinaya in xarunta cafimadka ilkaha ee Gadiid Dantel Specialist Clinic uu macamiishiisa usameeyay Qiimo dhimis dhan

50% Qaybaha kala ah

Galinta ilkaha
Bixinta ilkaha
Buuxinta ilkaha

Dhamaan Qiimihii h**e waxa lagu dhafays 50%
Kafaa idaysi wacan fadlan horay ugaar mudadu wey kooban tahay.

Address

Adado

Opening Hours

Monday 07:00 - 10:00
Tuesday 07:00 - 22:00
Wednesday 07:00 - 22:00
Thursday 07:00 - 22:00
Friday 16:01 - 22:00
Saturday 07:00 - 22:00
Sunday 07:00 - 22:00

Telephone

+252611448338

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gadiid Dantel Specialist Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Gadiid Dantel Specialist Clinic:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram