Arag bile eye hospital

Arag bile eye hospital πŸ‘οΈArag Bile Eye HospitalπŸ‘οΈ
πŸ”Ή Baaritaanno indho oo casri ah
πŸ”Ή Daaweynta iyo xalinta cilladaha indhaha
πŸ”Ή Qorista ookiyaalka
πŸ”Ή indho fiiqis

Jumca wanaagsan
04/07/2025

Jumca wanaagsan

Hadii aad isku arag calaamadahaan mid ka mid ah magu soo booqo xarunteena oo ku taala ceelasha biyaha
21/06/2025

Hadii aad isku arag calaamadahaan mid ka mid ah magu soo booqo xarunteena oo ku taala ceelasha biyaha

Tijaabi aragaaga
17/06/2025

Tijaabi aragaaga

Hadii aad la dhibantahay dhibaatooyin kaan mid ka mid ah nagu soo booqo xarunteena oo ku taala ceelasha biyaha
16/06/2025

Hadii aad la dhibantahay dhibaatooyin kaan mid ka mid ah nagu soo booqo xarunteena oo ku taala ceelasha biyaha

Hadii aad ka cabaneyso shucaac aragga ah booqo xarunteena Arag bile eye hospital oo ku taala ceelasha biyaha
14/06/2025

Hadii aad ka cabaneyso shucaac aragga ah booqo xarunteena Arag bile eye hospital oo ku taala ceelasha biyaha

π—–π—œπ—œπ—— π—”π—Ÿ-𝗔𝗗𝗛𝗔 𝗠𝗨𝗕𝗔π—₯π—”π—žWaxaan ugu hambalyeyneynaa dhammaan Muslimiinta gaar ahaan Bulshada Soomaaliyeed Munaasabadda Farxad...
05/06/2025

π—–π—œπ—œπ—— π—”π—Ÿ-𝗔𝗗𝗛𝗔 𝗠𝗨𝗕𝗔π—₯π—”π—ž

Waxaan ugu hambalyeyneynaa dhammaan Muslimiinta gaar ahaan Bulshada Soomaaliyeed Munaasabadda Farxadda Ciidul Adxa.

Waxaan Ilaahay ka baryeynaa in uu naga aqbalo ducada, cibaadada, iyo camalka wanaagsan.

Ciid Wanaagsan!



Ma ogtahay in fiirinta shaashadda muddo dheer ay dhaawac u geysan karto indhahaaga? πŸ‘οΈπŸ’»πŸ“±Fiirinta shaashadaha telefoonka,...
04/06/2025

Ma ogtahay in fiirinta shaashadda muddo dheer ay dhaawac u geysan karto indhahaaga? πŸ‘οΈπŸ’»πŸ“±
Fiirinta shaashadaha telefoonka, tablet-ka ama kombiyuutarka waqti dheer waxay keentaa:
πŸ”Ή Qalleyl indhaha
πŸ”Ή Madax-xanuun
πŸ”Ή Culeys iyo daal indhaha ah
πŸ”Ή Aragga oo daciifa si ku-meel gaar ah
πŸ”Ή Hurdo xumo, haddii la fiiriyo fiidkii
πŸ“ Arag Bile Eye Hospital – Waxaan ku xasuusineynaa:
Indhahaaga waa inay nasasho helaan si ay u noolaadaan!
πŸ“ž Ballan qabso: 610777754

Ma ogtahay? πŸ‘οΈβš–οΈUbucda isha bini’aadamka – qaybta ugu muhiimsan ee aragga – miisaankeeda waa kaliya 28 garaam. Iyadoo in...
03/06/2025

Ma ogtahay? πŸ‘οΈβš–οΈ
Ubucda isha bini’aadamka – qaybta ugu muhiimsan ee aragga – miisaankeeda waa kaliya 28 garaam. Iyadoo intaas oo yar tahay, waxay kuu suurta galisaa inaad aragto adduunka oo dhan!

Mission-keenu waa inaan difaacno aragga bulshada! πŸ‘οΈπŸ›‘οΈAragga caafimaad qaba waa hanti aan la qiimeyn karin. Waxaan si jo...
02/06/2025

Mission-keenu waa inaan difaacno aragga bulshada! πŸ‘οΈπŸ›‘οΈ
Aragga caafimaad qaba waa hanti aan la qiimeyn karin. Waxaan si joogto ah ugu taagan nahay ilaalinta indhahaaga β€” laga bilaabo baaritaanno guud ilaa daawayn casri ah ee cudurada indhaha

Ma jiraan wax ka macaan caafimaadka araggaaga! πŸ‘οΈβœ¨Indhahaagu waa furaha noloshaada β€” adigaa ku arka wejiga qoyskaaga, qu...
01/06/2025

Ma jiraan wax ka macaan caafimaadka araggaaga! πŸ‘οΈβœ¨

Indhahaagu waa furaha noloshaada β€” adigaa ku arka wejiga qoyskaaga, quruxda dabiiciga ah, iyo riyadaada maalin walba.

Laakiin inta badan waxaan iloownaa in aragga caafimaad qaba uu u baahan yahay daryeel joogto ah. 😞

Calaamado yar sida:
– Qalleyl indhaha
– Madax-xanuun soo noqnoqda
– Arag foga ama dhow oo daciif ah
…waxay noqon karaan bilowga cudurro u baahan baaritaan degdeg ah.
πŸ’‘ Ha sugin ilaa ay wax kaa qarsoomaan!
πŸ“ž Wac Arag Bile Eye Hospital: 610777754
πŸ“ Nala soo xiriir si aad u hesho baaritaan indho oo dhameystiran.


πŸ’‘ Ha sugin ilaa ay wax kaa qarsoomaan!
πŸ“ž Wac Arag Bile Eye Hospital: 615######
πŸ“ Nala soo xiriir si aad u hesho baaritaan indho oo dhameystiran.

Address

Ceelasha Biyaha
Afgoye
00000

Telephone

+252610777754

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Arag bile eye hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Arag bile eye hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category