Alshabia Polyclinic Center

Alshabia Polyclinic Center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Alshabia Polyclinic Center, Medical and health, KIILO SABCA XAFADA ISHA BAYDHABO SOOMAALIYA, Baidoa.
(1)

Alshabia Polyclinic Center waxay idiin haysaa dhammaan agabyada caafimaad iyo dawooyinka aad u baahan tihiin, sida:• ​Fa...
06/05/2026

Alshabia Polyclinic Center waxay idiin haysaa dhammaan agabyada caafimaad iyo dawooyinka aad u baahan tihiin, sida:
• ​Faytamiinnada iyo nafaqada jirka.
• ​Daryeelka timaha iyo maqaarka.
• ​Dawooyinka hooyada iyo dhallaanka.
• ​Iyo dhammaan agabyada kale ee caafimaadka.

Alshabia Polyclinic Center waxay si gaar ah idiinku soo xushay alaabaha ugu caansan adduunka sida:
✅ Pregnacare – Hooyada iyo dhallaanka.
✅ Viviscal – Kobcinta iyo daryeelka timaha.
✅ CaC-1000 & Becoactin – Wixii nafaqo iyo xoog ah.
✅ Iyo dhammaan alaabta caafimaadka ee tayada leh.

ALSHABIA – Caring for your health every day.
23/04/2026

ALSHABIA – Caring for your health every day.

War Farxad Leh Macaamiisheena Qaaliga ahWaxaan idiin soo gaarsiinay dalab aad u qiimo badan oo caafimaadkiina muhiim u a...
23/04/2026

War Farxad Leh Macaamiisheena Qaaliga ah

Waxaan idiin soo gaarsiinay dalab aad u qiimo badan oo caafimaadkiina muhiim u ah
🤰 Pregnancy Care (YeniSom)
➡️ Nafaqooyin muhiim u ah hooyada iyo ilmaha
➡️ Ku habboon kahor iyo inta uurka lagu jiro
➡️ Ka caawiya koritaanka caafimaadka leh ee ilmaha.

🩸 Ferro Plus (YeniSom)
➡️ Waxay kordhisaa dhiigga (Hemoglobin)
➡️ Ka hortag iyo daaweyn dhiig-yaraan
➡️ Waxay bixisaa tamar iyo firfircooni
💯 Labaduba waa tayo sare oo aad ku kalsoonaan karto.

📍 Ka hel hadda ALSHABIA POLYCLINIC CENTER
📞 0618414130
👉 Ha seegin Caafimaadkaaga maanta ka bilow.

ALSHABIA – Caring for your health every day.

19/04/2026

📢 WACYIGALIN CAAFIMAAD – ALSHABIA POLYCLINIC

Asxaabta qaaliga ah, caafimaadku waa hantida ugu weyn ee nolosha.
Fadlan xasuusanaaw ama sameeey xad iyo jeerba.

✅ Cun cunto nafaqo leh (khudaar, miraha, iyo biyo badan).
✅ Ka fogow is-daaweynta adigoon talo caafimaad helin ama dhakhtar kaadi la tashanin.
✅ Samee baaritaan caafimaad si joogto ah adoo waxbo qabin lix bil kasta.
✅ Ilaali nadaafadda jirka iyo deegaanka
✅ Carruurta hubi in ay qaataan tallaallada muhiimka ah.
✅️ Sameey malin walba ugu yaraan 30 daqiiqo oo jimicsi ah ama socod.
✅️ Ugu dambeyn iska jooji isticmaalka faraxabadan sida sokorta, cusbada iyo dufunta aan loo baahaneyn.

🩺 Haddii aad dareento xanuun ama calaamado aan caadi ahayn, si degdeg ah ula xiriir dhakhtarkaadi oo aad ku kalsoon tahay.

📍 ALSHABIA POLYCLINIC CENTER – Mar walba diyaar kuu ah daryeel tayo leh.

📞 Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir: 0618414130

Wd Mhdsnthn 🙏

✨ Visionace Original ✨ 👁️ Haddii aad rabto indho caafimaad qaba iyo aragti cad, Visionace Original waa xulashada saxda a...
18/04/2026

✨ Visionace Original ✨ 👁️

Haddii aad rabto indho caafimaad qaba iyo aragti cad, Visionace Original waa xulashada saxda ah.

Waxaa isticmaala khubaro indhaha ah (UK), wuxuuna kaa caawinayaa ilaalinta araggaaga maalin kasta.

💊 Sharaxaad Kooban:
Waxa ku jira Vitamin A, B2 & Zinc
Waxay taageeraan aragti caadi ah (normal vision).

Waxa kale oo ku jira Bilberry oo caan ku ah caafimaadka indhaha
Ku habboon dadka isticmaala mobile 📱/PC 🖥 badan ama dareema daal indhaha ah.

📌 Sida loo isticmaalo:
👉 1 kiniin maalintii, cunno la socota.

Indhahaaga waa iftiinka noloshaada — sii daryeelka ay mudan yihiin adigoo dooranaya Visionace.

Wellman Plus — kaab-dhismeed (supplement) si gaar ah loogu talagalay ragga, oo ka caawiya caafimaadka guud iyo firfircoo...
17/04/2026

Wellman Plus — kaab-dhismeed (supplement) si gaar ah loogu talagalay ragga, oo ka caawiya caafimaadka guud iyo firfircoonida.

Sharaxaad kooban:

Waxay ka kooban tahay in ka badan 30 nafaqo (vitamins & minerals)
Waxay leedahay Dual Pack:
Kiniinno (multivitamins) iyo
Kaabsallo Omega 3-6-9 (saliido caafimaad leh).

Waxay taageertaa:

Tamarta iyo firfircoonida ⚡
Difaaca jirka (immunity) 🛡️
Maskaxda iyo feejignaanta 🧠
Caafimaadka wadnaha ❤️

📢 Wellman Plus – Xoogga Ragga Casriga ah 💪
Ma rabtaa jir firfircoon, maskax feejigan, iyo caafimaad dhameystiran?

Dooro Wellman Plus — kaab-dhismeedka ee ragga, waxaana lagu soo saarey wadanka UK 🇬🇧

✅ Nafaqo dhammeystiran
✅ Tamar joogto ah
✅ Daryeel wadnaha & maskaxda.

👉 Ku habboon ragga doonaya caafimaad dhameystiran.

📍 Ka hel: ALSHABIA POLYCLINIC
📞 Dalbo hadda: 0618414130

Ha seegin – caafimaadkaaga maanta bilow.
Mhdsndn 💯🙏

15/04/2026

📍 AL-SHABIA POLYCLINIC CENTER

✨ Caafimaadkaaga waa mudnaanteena koowaad.

🏥 Ma u baahan tahay daawo tayo leh iyo daryeel xirfadeed.

👉 Waxaan kuu haynaa adeegyo caafimaad oo dhameystiran oo aad ku kalsoonaan karto.

💊 Waxaad naga heli kartaa:
✔️ Daawooyin tayo sare leh
✔️ Talooyin caafimaad oo sax ah
✔️ Baaritaano iyo adeegyo caafimaad
✔️ Daryeel degdeg ah iyo la-talin joogto ah.

👨‍⚕️ Xarunteena waxay ku dadaashaa bixinta adeeg caafimaad oo degdeg ah, la isku halayn karo, oo qiimo jaban.

MAXAA LOO ISTICMAALAA AFTOJEL?waxaa badanaa loo isticmaalaa "mouth canker sore"1.Nabarrada afka (boogaha yar yar ee afka...
14/04/2026

MAXAA LOO ISTICMAALAA
AFTOJEL?

waxaa badanaa loo isticmaalaa "mouth canker sore"

1.Nabarrada afka (boogaha yar yar ee afka ku jira).

2.Afka oo barara ama gubta
Xanuunka cirridka (cirrid bararsan ama dhaawacan).

3.Meelaha afka ku dhaawacma (tusaale: ilkaha xoqaan).

📢 Macaamiisheena qaaliga ah — ALSHABIA POLYCLINIC CENTERWaxaan idiin ogeysiineynaa in dalab cusub oo daawooyin iyo vitam...
13/04/2026

📢 Macaamiisheena qaaliga ah — ALSHABIA POLYCLINIC CENTER

Waxaan idiin ogeysiineynaa in dalab cusub oo daawooyin iyo vitamins ah uu maanta noo soo gaaray. 💊✨
Ku soo dhowaada xarunta si aad uga faa’iideysataan daawooyin tayo leh iyo adeeg lagu kalsoonaan karo.

"Caafimaadkiinnu waa mudnaantayada koowaad".

Mahadsanidiin 🤝

ALSHABIA – Daryeel caafimaadkaaga maalin kasta adiga iyo family kaadi.Caabuqa maqaarka 🆚️ caabuqa fangaska."
06/04/2026

ALSHABIA – Daryeel caafimaadkaaga maalin kasta adiga iyo family kaadi.
Caabuqa maqaarka 🆚️ caabuqa fangaska."

Wellwoman Plus: Furaha Caafimaadka iyo Quruxdaada.​Ma doonaysaa inaad dareento firfircooni iyo dhalaal maalin kasta? Wel...
05/04/2026

Wellwoman Plus: Furaha Caafimaadka iyo Quruxdaada.

​Ma doonaysaa inaad dareento firfircooni iyo dhalaal maalin kasta? Wellwoman Plus waa saaxiibka rasmiga ah ee haweenka casriga ah. Waa isku-dhaf dhammaystiran oo loogu talagalay inuu jidhkaaga siiyo wax kasta oo uu u baahan yahay.

Haweenay kasta waxay u baahan tahay nafaqo dhammaystiran si ay u wajahdo hawlaha maalintii iyadoo dhoola-caddaynaysa. Wellwoman Plus ma ahan kaliya fiitamiin, waa sirta caafimaadkaaga haweenka waaye.

Maxaa ku gaar ah Wellwoman Plus?

​Waa "Dual Pack" (Laba qaybood oo isku jira):
• ​Kaniiniyada Nafaqada (Micronutrient Tablets): Ka kooban 26 nafaqo oo muhiim ah oo isugu jira fiitamiino iyo macdano.
• ​Kaabsaladda Omega 3-6-9: Isku-dhafka saliidaha dabiiciga ah sida Evening Primrose, Starflower, Fish Oil, iyo Olive Oil.

​Maxaad ka helaysaa?

✅ Energy & Vitality: Ka guulayso daalka iyo habaq-habaqda.
✅ Hormonal Balance: Isu-dheelitirka hormoonnada haweenka (gaar ahaan xilliyada wareegga).
✅ Glow & Shine: Nafaqo gaar ah oo loogu talagalay dhalaalka maqaarka, adkaanta cidiyaha, iyo caafimaadka timaha.
✅ Omega 3, 6 & 9: Saliidaha dabiiciga ah ee ugu fiican wadnaha iyo maskaxda.
​Daryeelka naftaadu halkan ayuu ka bilaabmaa.

​✅ Faa'iidooyinka ugu waaweyn:

• ​Xoojinta Tamarta: Waxay kaa caawisaa la dagaallanka daalka, adigoo dareemaya firfircooni dheeraad ah (Health & Vitality).
• ​Isu-dheelitirka Hormoonnada: Saliidaha dabiiciga ah ee ku jira waxay si gaar ah u caawiyaan nidaaminta hormoonnada haweenka.
• ​Maqaarka, Timaha iyo Cidiyaha: Waxay kor u qaadaa dhalaalka maqaarka iyo caafimaadka timaha.
• ​Difaaca Jidhka: Waxay xoojisaa habka difaaca jidhka si aad uga badbaado xanuunada.
F.G
​"Wellwoman Plus – Sababtoo ah caafimaadkaagu waa quruxdaada."
Waa fitamiinka No.1 ee loogu kalsoon yahay dalka UK.

.

Address

KIILO SABCA XAFADA ISHA BAYDHABO SOOMAALIYA
Baidoa
252

Telephone

+252618414130

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alshabia Polyclinic Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share