19/03/2026
AL-SHABIA POLYCLINIC CENTER
waxay dhammaan ummadda Muslimiinta gaar ahaan soomaaliya khasatan KGS ah ugu hambalyaynaysaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fitriga.
📅 20 March 2026.
Ilaahay ha idinka aqbalo soonkii, salaaddii iyo camalkii suubanaa. 🤲
Ha idinka dhigo kuwo caafimaad qaba, farxad leh, barwaaqo leh.
Caafimaadkiinnu waa mudnaantayada koowaad.
Ciid Wanaagsan dhamaantiin
— AL-SHABIA POLYCLINIC CENTER.