Hogty Dr Yahya

Hogty Dr Yahya Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hogty Dr Yahya, Doctor, Baidoa.

01/09/2021

Hamiing feeylaa Akhayaarta meel kastoo isiing Roogdaangpaa.
Walalkìina oo idinle guuldaro badan kasta rumeyso guul ayaa ka danbeysa inshaa alaaah.

Maasha alaah waa beerihii Beledkeena Baydhabo jinaay.Sanadky kheersheey ilaahey ma siiyo inshaa alaaah
17/11/2019

Maasha alaah waa beerihii Beledkeena Baydhabo jinaay.
Sanadky kheersheey ilaahey ma siiyo inshaa alaaah

Waxaa maalinkii 3aad ka socda spitaalka weyn ee Baydhabo Qalimadii indhafiiqista ahaa, Busha weynta Soomaaliyeed gaar ah...
29/01/2019

Waxaa maalinkii 3aad ka socda spitaalka weyn ee Baydhabo Qalimadii indhafiiqista ahaa, Busha weynta Soomaaliyeed gaar ahaan caafimaad maanta waxaa ka geeriyoodey Dr Qaali ah aan u wada duceyno inshaa alaah, waxaa kaloo si gaar pagekeyga isna tacsiya ka dirayaa Prof/Dr Dalmar oo qaliimoda indhafiiqa kawada spitaalka weyn ee Baydhabo

Do aathy perkiing yaa ha jertaa soomaali wiineey
28/01/2019

Do aathy perkiing yaa ha jertaa soomaali wiineey

XAFLADII MAANTA LAGU GODOONSIIYEY SHAHAADOOYIN DHALANYERO KA SHAQEYNEYSA SPITAALKA WEYN EE BAYDHABO.
14/01/2019

XAFLADII MAANTA LAGU GODOONSIIYEY SHAHAADOOYIN DHALANYERO KA SHAQEYNEYSA SPITAALKA WEYN EE BAYDHABO.

Shaqafeeylaa Asaxaabtaa
10/01/2019

Shaqafeeylaa Asaxaabtaa

MAHAD ILAAHEY AYAA U SUGNAATEY OO MAANTA NOOFUDUDAAYEY QALIIN AAN KU SAMEYNEY SPITAALKA WEYN EE BAYDHABO JINAAY, WAA PAG...
08/11/2018

MAHAD ILAAHEY AYAA U SUGNAATEY OO MAANTA NOOFUDUDAAYEY QALIIN AAN KU SAMEYNEY SPITAALKA WEYN EE BAYDHABO JINAAY,
WAA PAGEKA GAARKA AH EE HOGTY DR YAXYE MACALIN YUUSUF
WAA ILAAH MAHADIISA MAANTA OO AY TRIKHDU TAHAY 08/11/2018 MAALIN KHAMIIS AH
WAXAA QALIIN USAMEYNEY WIIL LSGA KEENEY GOBOLKA SH, HOOSE GAAR AHAAN DEGMADA QORYOOLEEY, WIILKAAN DHAGAXAAN AMA (BLADDER STONE) WAXA UU LA XANUUNSANAA MUDO 10 SANO AH ,
DHAQAATIIRTA KA QEYB QAADATEY WAXAA KA MID AHAA
1, DR YAXYE MACALIN YUUSUF
2, DR ABDULLAAHI HASSAN HUSSEIN (SHEEGOOE)
IYO TEALKOODA MAANTA SHAQADA QEYB KA AHAA GAAR AHAAN MADAXA SAALADA QALIINKA SPITAALJA WEYN EE MAGAALADA BAYDHABO
HAAJI MAXAMED MURSAL
QOF KASTOO UMADAS XA LOO ADEEGO QOFBA INTA UU ABOODO INSHAA ALAAH

ASCKUM DHAMAAN UMADA SOOMAALIYEED GAAR AHAAN REER KOOFUR GALBEED MEELKASTOO ISIINGKY NOOLIING DAL II BANAANG ,GEEKY MAGA...
23/10/2018

ASCKUM DHAMAAN UMADA SOOMAALIYEED GAAR AHAAN REER KOOFUR GALBEED MEELKASTOO ISIINGKY NOOLIING DAL II BANAANG ,GEEKY MAGAALKY BAYDHABO WALI KU DHIYEY KULANG LIING KU HATHALAAYII DOORKY YOO KY LEEYIING DOORASHOOYINKY KGS DHAQDHAQAAQAA URURADA BULSHOODA KGS SOOMALIYEED 17,11,2018 NOVEMBER

AscKUM DHAMAAN REER KOOFUR GALBEEDFARMIINGTEEY WALIPY KA EEDANGTAA DOWLADEENG KOOFUR GALBEED GAAR HAANG SHIRKA GOROOWE W...
09/10/2018

AscKUM DHAMAAN REER KOOFUR GALBEED
FARMIINGTEEY WALIPY KA EEDANGTAA DOWLADEENG KOOFUR GALBEED GAAR HAANG SHIRKA GOROOWE
WAA INI KU KA QIIBGALAANG WAR ED MARKI LA HA KU SAARAA GEYFKII SHELEY BAARLAMAANGKY SOOMAALIYA HORTIIS WAZIIIR KU JEETHIYII
MADAXDA KOOFUR GALBEED OO INGKY HOREEYAA MADAX WIINAGA KGS

SHURKAAS MAYPAA KA DHIYEE MAGAALADA MAAMUUSKA II SHARAFTA KA LEE SOOMAALI DHATIYEE EE BAYDHOWA JINAAY

ASCKUM SALAAN KU REER WAYPY SU AAL OO EE USAA DIGI MIRIFLEEGY SHARAFTY BATHANAAYEEN WAABEEY ?WALAAL YAALOOW UMUDAANG SUM...
06/10/2018

ASCKUM SALAAN KU REER WAYPY SU AAL OO EE USAA DIGI MIRIFLEEGY SHARAFTY BATHANAAYEEN WAABEEY ?
WALAAL YAALOOW UMUDAANG SUMADIYEE SHOLOOLANG AY LAKY RIDNEEY KISTII DHIMABAAYTII
MIDNAMAATHII ROOWANEED HAL WEYDIYOOW.

06/10/2018
MAALING FEEYLAA QOF WELPOOW DOORKY QAATHOOY INSHAA ALAAH MIDNIMA II ADAALAD YEEBA KOOYAASEEILAHAYOOW LANG KASTOOPY HAQSH...
04/10/2018

MAALING FEEYLAA QOF WELPOOW DOORKY QAATHOOY INSHAA ALAAH MIDNIMA II ADAALAD YEEBA KOOYAASEE
ILAHAYOOW LANG KASTOOPY HAQSHEEY SII

Address

Baidoa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hogty Dr Yahya posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category