25/07/2025
Khamiita oo Taariikhdu ku beegned 24/7/2025.
Waxaa sharaf ii ahayd inaan ka qeyb_galay Shirwaynihii 1aad ee Garabka Dhallinyarada ee Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) kaas oo ka dhacay Muqdisho.
Isu soo bixi ugu wayna abid oo uu qabsado xisbi siyaasadeed ayaa ka qabsoomay Muqdisho waana shirweynaha garabka dhallinyarada ee xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka.
Qorax Sacabo laguma Qarin karo Awooda iyo Kartida Garabka dhalinyarada ee Xisbiga Cadaalada iyo Wadajirka JSP lama Qarin karo waa Cudud iyo Awood uso baxday JSP
Waxeyna Bananka so dhigeen Rabitaanka Dhaliyarada Somaaliyed iyo Halka Dalka iyo Dadkuba u jihesten oo ah Codkaga ku Ciil bax.Guul iyo Gobanimo Somali weyn 💚🤍🇸🇴🤝
Waxaana ku bogaadinaaya firfircoonida ka muuqatay dhallinyarada faraha badan ee Ururka JSP xubinta ka ah, aniga oo si gaar ah ugu dhiirragelinaayo sida ay ugu diyaarsan yihiin ka qaybgalka siyaasadda iyo qaabaynta mustaqbalka ummaddeenna.🇸🇴✊️