30/04/2025
🩺 Fariinta Caafimaad ee Maanta –
✅ Talo:
Cab ugu yaraan 8 koob oo biyo nadiif ah maalintii. Biyaha waxay kor u qaadaan tamarta, waxay caawiyaan dheefshiidka, waxayna gacan ka geystaan ka hortagga infekshannada.
Caafimaadkaagu waa hantidaada ugu weyn – ilaali maalin kasta.