Baydhabo Diagnostic Center

Baydhabo Diagnostic Center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Baydhabo Diagnostic Center, Diagnostic Center, Baydhabo.

23/05/2023

Xaruunteena ceel shaati ugu kalay CT scan casri ah oo badhitaankisu sareeyo ahna midki Mogadishu iyo dalka dibadisa loo aadi jiray aya hadda Baydhabo Diagnostic Center ku keentay

Juma Mubarak family Baydhabo Diagnostic Center  .   : WADADA MUQDISHO_Kasoo Horjeedka Ceel Shaatti.
09/09/2022

Juma Mubarak family Baydhabo Diagnostic Center

.

: WADADA MUQDISHO_Kasoo Horjeedka Ceel Shaatti.

  Baarista Xanuunadda ku dhaca maskaxdda.Baydhabo Diagnostic Center  -Somalia Location: Wadada Muqdisho-Ceelshaati
08/09/2022


Baarista Xanuunadda ku dhaca maskaxdda.

Baydhabo Diagnostic Center

-Somalia
Location: Wadada Muqdisho-Ceelshaati

Jimco Wanaagsan Family Baydhabo Diagnostic Center Isbitaalka BDC waxaa uu ku yaalaa wadada dheer ee muqdisho, kasoo horj...
01/09/2022

Jimco Wanaagsan Family Baydhabo Diagnostic Center

Isbitaalka BDC waxaa uu ku yaalaa wadada dheer ee muqdisho, kasoo horjeedka ee magaalada Baydhabo.

Wixii faahfaahin ah kala xariir Tell- 61-1666651 / 61-1666652 /621888895

Subax Wanaagsan Saaxiibadda ku xiran Bogeenna Baydhabo Diagnostic Center Isbitaalka BDC waxaa uu ku yaalaa wadada dheer ...
29/08/2022

Subax Wanaagsan Saaxiibadda ku xiran Bogeenna Baydhabo Diagnostic Center

Isbitaalka BDC waxaa uu ku yaalaa wadada dheer ee muqdisho, kasoo horjeedka ee magaalada Baydhabo.

Wixii faahfaahin ah kala xariir Tell- 61-1666651 / 61-1666652 /621888895

Baydhabo Diagnostic Center Uga soo hagaag baaritaano casri ah kuwaa oo la xariira  CT scan machine.  Baydhabo Diagnostic...
28/08/2022

Baydhabo Diagnostic Center Uga soo hagaag baaritaano casri ah kuwaa oo la xariira CT scan machine.

Baydhabo Diagnostic Center waxay ku taalaa wadada dheer ee muqdisho, kasoo horjeedka ee magaalada Baydhabo Janaay ee Horay u gaar.

Wixii faahfaahin ah kala xariir Tell- 61-1666651 / 61-1666652 /621888895

17/08/2022

Magaalada Baydhabo ayaa waxaa laga hir galiyey Xarun caafimaad oo qabata baaritaano casri ah kuwaa oo la xariira CT scan machine.

Baydhabo Diagnostic Center waxay ku taalaa wadada dheer ee muqdisho, kasoo horjeedka ee magaalada Baydhabo Janaay ee Horay u gaar.

Wixii faahfaahin ah kala xariir Tell- 61-1666651 / 61-1666652 /621888895

Ogeysiis Muhiim ah .Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan bulsha weynta kunool Magaalada Baydhabo ee ku xiran Xarunta Diagnonsti...
01/08/2022

Ogeysiis Muhiim ah .

Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan bulsha weynta kunool Magaalada Baydhabo ee ku xiran Xarunta Diagnonstic Center iney idin sameysey qiima dhimis CT SCAN-ka, qiima dhimistaas oo ah Boqolkiiba 50.

Xaruntan oo kutaala kasoo horjeedka Ceel Shaati ayaa qiima dhamista ay bulshada u sameysey keliya waa maalinta Sabtida ah, hadaba ka faa,iideyso oo horey u gaar Xarunta Caafimaad Baidoa Diagnostic Center.

Maalmaha kale Axada ilaa Khamiista oo Xarunta si joogta ah shaqada uga socoto ayaa sidoo kale waxaa la idin ku sameynayaa qiima dhimis idin raaligelisa iyo soo dhaweyn.

Fursadan qiima dhimista ah ee Xarunta diyaar idin la tahay ayaa waxay bilaabaneynaa 01/08/2022 ilaa 01/09/2022.

Hadaba horey u gaar Xarunta Baidoa Daignostic Center oo kutaala kasoo horjeedka Ceel Shaati.
Wixii faahfaahin ah kala xariir Tell- 61-1666651 / 61-1666652 /621888895

31/07/2022
Kusoo dhowaada Xaruunta Baarista ee Baydhabo
30/07/2022

Kusoo dhowaada Xaruunta Baarista ee Baydhabo

Address

Baydhabo

Telephone

+252611666651

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baydhabo Diagnostic Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Baydhabo Diagnostic Center:

Share