Somkaab

Somkaab The best Investment You can ever Make is In Your Own health

02/08/2025

Muuqaalkaani ka dib uma baahandoontid Cid Cid Lacagtaada Dolarka ah Crypto kuugu besesho fee qaali ahna lagaama qaadi doono balse dulqaad aad ku dhamaysato muuqaalka maleedahay waa 6 daqiiqo
Jwbtaada qeybta comments igula wadaag iyo share ta ha ilowina

New Course Fundamentals Of Data Science and Machine Learning Waa koorso cusub oo Weliba leh Muhiimad gaar ah xiligaan la...
01/08/2025

New Course Fundamentals Of Data Science and Machine Learning
Waa koorso cusub oo Weliba leh Muhiimad gaar ah xiligaan la Joogo
Qofkii daneynaya Si aan usiino Macluumaadka Koorsada oo dhamaystiran hanala soo xariiro

Fursad Dahabi ah Ka Faaideyso Waqtigaaga Walaal kusoo dhowoow Madasha GARAADKAAB halkaani ka dooro Koorsada Aad rabid1- ...
27/07/2025

Fursad Dahabi ah
Ka Faaideyso Waqtigaaga
Walaal kusoo dhowoow Madasha GARAADKAAB
halkaani ka dooro Koorsada Aad rabid
1- Cryptocurrency 3 Levels ah
2- Alibaba Complete Course
3- Barashada Luuqada English ka oo ah 3 Level
4- Wordpress Blogging Monetization Course
5- WordPress Masterclass Course
6- Statistical Computing In Excel
7- Bower BI For Data analysis
8- Canva Masterclass Course
9- Quickbooks Desktop
10- Quickbooks Online Course
11- Odoo Accounting Software
12- Excel For Accounting Course
13- Excel Business for data analysis
14- Affiliate Marketing Course

BitCoin Oo Gaartey 123,091kBitcoin Oo Gaartey All Time High Cusub midkii ugu Sareeyey Intii la AasAasey kaas oo ah 123kB...
14/07/2025

BitCoin Oo Gaartey 123,091k
Bitcoin Oo Gaartey All Time High Cusub midkii ugu Sareeyey Intii la AasAasey kaas oo ah 123k
Bal Qiyaas Next Move dadkii Update ka ahaa comment ga

Update Kusaabsan Suuqa Cryptocurrency ka daawo Youtube Chennel Keena waxyaabo muhiim ah kuugu sheegi doonaa I.a
28/06/2025

Update Kusaabsan Suuqa Cryptocurrency ka daawo Youtube Chennel Keena waxyaabo muhiim ah kuugu sheegi doonaa I.a

update ka suuqa : Maalgasho 12 kaani inta suuqa dhiig baxaayo

AscWaan ogahay Dugsi Sare ayaad soo dhameeysey ama Ilaa Jaamacad Hadana Hal Xirfad malihid Lkn Qaladka Adiga Malahan Had...
21/06/2025

Asc
Waan ogahay Dugsi Sare ayaad soo dhameeysey ama Ilaa Jaamacad Hadana Hal Xirfad malihid
Lkn Qaladka Adiga Malahan
Hadaba Waxaan kuu haynaa 2 bilood Fasaxa ah Ku baro Xirfad Aad Noloshaada Ilaa Xeer Aad ku hormarinkaro Waana Xirfadaha Ugu Qaalisan Waqtigaani . Xirfadaani Iskuulka laguuguma soo barin Xitaa Jaamacada laguuguma Bari doono lkn waad u shaleyndoontaa Barashadeeda Waqti dhow
Note : Koorsada Xogteeda ka Akhriso Postiga hoose

Deg deg wararkii ugu dambeeyey Suuqa Crytocurrency Daawo muuqaalka oo dhameystiran
08/06/2025

Deg deg wararkii ugu dambeeyey Suuqa Crytocurrency Daawo muuqaalka oo dhameystiran

deg deg : Wararkii ugu danbeeyey Suuqa cryptocurrency io degaalka trump iyo Elon musk

Asc maalgasho 10 kaani Coin inta suuqa qiimo dhimis ku jiro Daawo muuqaalka oo dhameystiran
22/03/2025

Asc maalgasho 10 kaani Coin inta suuqa qiimo dhimis ku jiro
Daawo muuqaalka oo dhameystiran

update Maalgasho 10 kaani coin inta suuqa qiimo dhimista uu ku jiro oo meel Fiican kuu gaari ddono/invest this 10 coins

AscJimco Wanaagsan Axbaabii Caawa iyo Muuqaalkii 2025 daawoMaalgasho13kaani coin 2025 oo Ka hooseeya dhamaantooda $0.5/d...
02/01/2025

Asc
Jimco Wanaagsan Axbaabii Caawa iyo Muuqaalkii 2025 daawo
Maalgasho13kaani coin 2025 oo Ka hooseeya dhamaantooda $0.5/daawo video ga bilow ilaa dhamaadkiisa

maalgasho 13 kaani coin 2025 waxayna ka hooseeyaan dhamaantooda $ 0.5 / Update Ku saabsan Suuqa Crytocurrency. Daawo Muuqaaka oo dhamaystiran Ka Faaideyso F...

Asc jumco wanaagsan dadkii ilahaa Binance Sidee loo isticmaala ka faaideyso muuqaalkaani waa part one qeybihiisa kelena ...
27/12/2024

Asc jumco wanaagsan dadkii ilahaa Binance Sidee loo isticmaala ka faaideyso muuqaalkaani waa part one qeybihiisa kelena way soo socdaan I.a
Subscribe inoo Taabo Fadlan

Baro Binance Step By Step Part 1/ U baro Binance Si fudud Exchange ga ugu wayn suuqa crypto ee Marka Laga hadlaayo Centralized Exchanges ka

Asc jumco wanaagsan Asxaabta nagu Xiran # Baro Cryptocurrency Qaab free ah Sidee lagu ogaadaa Coin ka Xalaalnimadiisa Da...
19/12/2024

Asc jumco wanaagsan Asxaabta nagu Xiran
# Baro Cryptocurrency Qaab free ah
Sidee lagu ogaadaa Coin ka Xalaalnimadiisa
Daawo Muuqaalka oo Dhameystiran

Kusoo Dhowaada Muuqaalkeena Maanta Oo Aan Uga Hadlidoono Topic Aad Muhiim u ah Marka lajoogo Suuqa CryptoCurrency Cinwaankaasina Waa : Sidee Ayaa Lagu Ogadaa...

AscWaad mahadsantihiin Qofwalbo halkaan nasoo gaarsiiyey adna kusoo biir hadii weli Nala Soconin Kusoo raad Username ka
15/12/2024

Asc
Waad mahadsantihiin Qofwalbo halkaan nasoo gaarsiiyey adna kusoo biir hadii weli Nala Soconin
Kusoo raad Username ka

Address

Isha Baidoa
Baydhabo
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 21:00
Tuesday 07:00 - 21:00
Wednesday 07:00 - 21:00
Thursday 07:00 - 21:00
Saturday 07:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 21:00

Telephone

+252625682490

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somkaab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share