Bay Regional Hospital

Bay Regional Hospital For more than 100 years, Bay Regional Hospital, Baidoa Somalia is the oldest and non-profit Communit

MessageMaamulka iyo shaqaalaha Bay Regional Hospital waxay hambalyo gaaban oo diirran u dirayaan dhammaan umulisooyinka ...
05/05/2026

Message
Maamulka iyo shaqaalaha Bay Regional Hospital waxay hambalyo gaaban oo diirran u dirayaan dhammaan umulisooyinka Maalinta Umulisada Adduunka.
Waxaad tihiin laf-dhabarta daryeelka hooyada iyo dhallaanka, dadaalkiinna iyo naxariistiinnuna waa mid aan la qiyaasi karin.
Mahadsanidiin adeeggiinna qiimaha leh.

03/05/2026

Emergency call 2617

30/04/2026

OGEYSIIS MUHIIM AH.

29/04/2026
SAWIRO:Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Isku-duwaha Gargaarka D...
29/04/2026

SAWIRO:Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Isku-duwaha Gargaarka Degdegga ah, Tom Fletcher, oo maanta soo gaaray Baydhabo ayaa booqday Isbitaalka Guud ee Gobolka Baay, Bay Regional Hospital waxaana soo dhoweeyey Agaasimaha guud ee Isbitaalka Gobolka Baay Abdifitah Ibrahim Hashi, Madaxda kale Isbitaalka iyo Dhakhaatiirta.
Tom Fletcher, iyo Wafdigiisa ayaa kormeeray qeybaha uga muhiimsan Bay Regional Hospital isagoo warbixino kala duwan ka dhageystay Masuuliyiinta iyo dhakhaatiirta Isbitaalka.

07/04/2026
Maamulka iyo shaqaalaha sharafta leh ee Bay Regional Hospital,Waxaan idiin dirayaa hambalyo diirran munaasabadda Ciidda....
19/03/2026

Maamulka iyo shaqaalaha sharafta leh ee Bay Regional Hospital,

Waxaan idiin dirayaa hambalyo diirran munaasabadda Ciidda. Ilaahay ha idinka aqbalo acmaasha wanaagsan, hana idinku soo celiyo farxad, caafimaad iyo barwaaqo. Mahadsanidiin dadaalka joogtada ah ee aad ugu adeegtaan bulshada.
Ciid Mubaarak!

18/03/2026

Madaxa Nafaqo darada Bay Regional Hospital Suldaano Sheekh Aadan oo sharaxaysa habka carruurta loo siiyo Malmalaatada.

Address

Baydhabo

Telephone

+252616268856

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bay Regional Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Bay Regional Hospital:

Share

Category