
27/06/2025
Oleleha ENT(Qalinka Cunaha, Sanka Iyo Dhagaha! ๐๐ฉบ
Waxaan ku faraxsanahay inaan idin la wadaagno guulaha isbitaalkeenna โ Dr. AKSAM, oo ah dhakhtar khabiir ku ah cudurrada ENT-ga, ayaa sameeyay qaliimo guul leh oo lagu daweeyay:
๐นCaruur la dhibana Quman iyo neefsashada oo ku adkayd
๐น Dad maqalkooda dhibaato ka heysatay
๐น Bukaanno u baahnaa tympanoplasty (xuubka dhegta)
๐น Caruur iyo dad waayeel ah oo muddaba sugaayay daawayn
Bukaanadi la Qalay iyo ehel kooda waxay muujiyeen farxad iyo mahadnaq
โ Qaliimada wali way soconayaan. Ka faaโiidayso adiguna!
๐ TAYO Hospital โ Baydhabo
๐ 61 5916272