12/05/2026
Hambalyo Maalinta Caalamiga Ah Ee Kalkaaliyeyaasha Caafimaadka
Maanta waxaan u dabaaldegaynaa geesiyaasha caafimaadka ee habeen iyo maalin u taagan badbaadinta nolosha bulshada.
Kalkaaliyeyaashu waa laf-dhabarta adeegga caafimaadka, naxariis, dulqaad iyo daryeel joogto ahna waxay u muujiyaan bukaannada.
Hegan Specialist Hospital waxay si gaar ah ugu mahadcelinaysaa dhammaan kalkaaliyeyaasha dadaalkooda iyo adeeggooda qiimaha badan.
Happy International Nurses Day – 12 May