Al rahma Specialist Hospital

Al rahma Specialist Hospital Health for all

08/09/2025

ISBITALKA ALRAMA OO KU GUULEYSTAY QALLIIN AAN HOROY GOBOLKA LOOGU SAMEYN.
86 sano jir dib u billowday socodedii kadib markii kalagoyska sinta laga Bedelay.



04/09/2025

Maxamed waxaa isbitaalka la keenay asigoo caafimaadkisa aad liito Allah mahadiis Daaweyn iyo la tacaalid kadib wuxu isbitaalka ka baxay isagoo caafimaday.


04/09/2025

Waxa qaliin guulestay loo samey bukaan jab kaso gaaray garabka bidix waxa lagu kabay birro gudaha ah sida sawirka raajada ka muuqata.


Qeybta qaliimada lafaha

Health for all

03/09/2025

Wiil qabsin la ildarnaa oo lagu qalay laparoscope allahne caafimaad siiye



03/09/2025

Qaar kamida bukkanadii ka faaideeystay qalliimada labaroskobka



03/09/2025

Qallimada burooyinka dhuunta oo kasocda alraxma hospital


01/09/2025

Isbitalka alraxma ayaa Billaabay qaliimada labaroskobka
Waxaa ka mahadceliyay adeegaaan cusub qaar kamida bukaanadii qaliinka logu samey.


01/09/2025

Qaliimo Casri Ah Bogsiimo Dag Dag Ah Alxamdulilah

Horay Usoo Gaara Al rahma Specialist Hospital


29/08/2025

DR.CABDIWAHAB DAHIR CALASOW
oo soo gaaray Beledweyn isla maantane
Dr waxaa siweyn usoo dhaweey bulshada qeeybeheeda kala duwan
Isla maantane wuxuu billabay qallimo loo sameey dad horoy loosii diyaari

23/08/2025

DR.CABDIWAHAB DAHIR CALASOW AYAA IMAANAYO ISBITAALKA TAKHASUSIGA ALRAXMA BELEDWEYNE, 28/08/2025

Safarka drka dib ayuu u dhacay wuxuuna imaan doonaa 28 bishan augst insha allah

Drka waxuu fulin doonaa qalliimada labaraskobka sida qalliinka
xamiitida,qabsinka iyo dhamaan qaliimada guud nuucyadooda kala duwan.

Drka ayaa si weyn loogayaqaan magalada muqdisho wuxuuna ka howlgalaa isbitaalka kaafi.
Drka wuxuu joogi doona muddo aad ukooban .

Isqoristu waxay kasocotaa isbitalka alraxma

Wixii faah faahina kala xiriir 0613577773.



19/08/2025

Hambalyo waxaan gaarnay
10kun oo boggeena ku xiran
Guul wacan



Address

Belet Weyne
123456

Telephone

+252615915096

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al rahma Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Al rahma Specialist Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category