Shugri Online market

Shugri Online market Macaamiishayada sharafta leh waxaad shugri online market ka heli kartaan dhamaan alaabaha sid dharka dumarka uduga bulukaatiga kabaha dumarka, iwm

08/03/2023
Kusoo dhawoow  Macmiil  Alaabo aad ka heli doonto sidaa sheelado turkish boorsooyin cabaayado cadar cuud  waxii faahfaah...
22/04/2021

Kusoo dhawoow Macmiil Alaabo aad ka heli doonto sidaa sheelado turkish boorsooyin cabaayado cadar cuud waxii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh numberska kala ah whatsupnumber +252 63 4249031 call number 063 4380711

20/04/2021

Heesahaygii h**e qurux malahee
Qurankaa qalbiga qabooja ax

17/04/2021

Rabadaan kareem

23/03/2021

Tartanka keesaha nimco jooker iyo geenyada madow

23/03/2021

Daaha gaas iyo corone virus maxa kala haysta

Waa diyaar duruucdaasi H**e i gaadhaKala xidhiidha numberka  #634249031
03/03/2021

Waa diyaar duruucdaasi
H**e i gaadha
Kala xidhiidha numberka
#634249031

24/02/2021

Basadiir oo prank ku samyeeye farhan Dirac

28/01/2021

Meherka iyo lacagta

28/01/2021

Ruwaayada dhaqankeen iyo dhaliisha casriga

Geedkii xidid lihi ma liico Taa waxaan uga jeedaa  qaranka somaliland  ee markiiba ka dhiidhiyaay arinkii ayaan yar waxa...
26/01/2021

Geedkii xidid lihi ma liico
Taa waxaan uga jeedaa qaranka somaliland ee markiiba ka dhiidhiyaay arinkii ayaan yar waxaay ayaan hoos hadhsanayaa calankeedii sedexda midab leh kunku dhiiga u qabay si inta ka danbaysaa cadaalad u helaan
Waxaan bogaadinayaa Banka dhex ee hormoodka ka yahay gudoomiye Ali Ibrahim iyo W Shaqadda Arimaha Bulshada iyo Siciid Maxamuud Gahayr oo habeen iyo maalinba u socday siday ayaan cadaalad u heli lahayd

Ayaan Maxamed Yuusuf, ayaa maanta si rasmiya looga shaqaalaysiiyay Baanka dhexe ee Somaliland.
Ayaan, ayaa dhawaan gabadh ay u shaqaynaysay ka duubtay muuqaal dadku aad uga murugooday oo tacadi lagu tilmaamay.

Gabadha muuqaalka ka duubtay inanta yar ayaa Hargeysa lagu xidhay markii dambe.

25/01/2021

Arooskii qarniga

Address

Hargaysa Berbera Burco Borame
Berbera
4455

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shugri Online market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram