Al-Hayatt Hospital Borama Teaching Hospital of Amoud University

Al-Hayatt  Hospital Borama  Teaching Hospital of Amoud University Alhayatt Hospital Borama:

     -Hayatt Hospital Borama  daaweynta iyo daryeelka   us: 063-4526710/063-899911
20/11/2025



-Hayatt Hospital Borama
daaweynta iyo daryeelka

us: 063-4526710/063-899911

Cisbitaalka Al-Hayatt: Guul Caafimaad!Gabadh bukaan ah oo muddo badan la dhibbanayd caado-wareer iyo dhiig-bax oo uu sab...
12/11/2025

Cisbitaalka Al-Hayatt: Guul Caafimaad!

Gabadh bukaan ah oo muddo badan la dhibbanayd caado-wareer iyo dhiig-bax oo uu sababay burooyinka ilmo-galeenka (Uterine Fibroids) ayaa ku bogsatay qaliin guul leh (Myomectomy) oo lagu sameeyay Cisbitaalka Al-Hayatt. Maanta waxay ku nooshahay nolol xanuun la’aan ah.

Waxaan u mahadcelinaynaa bahda caafimaadka ee suurtagelisay soo kabashadeeda. Cisbitaalka Al-Hayatt wuxuu u heellan yahay daryeel naxariis leh iyo adeeg caafimaad oo tayo sare leh.

Haddii aad la kulanto calaamado la mid ah, nala soo xidhiidh:

📍 Al-Hayatt Hospital Borama
iyi Daryeelka

📞 063-4526710 / 063-8999911

Talooyin ku Haboon Badqabka kalyahaaga:1.xakamee sonkorta Jidhkaaga2. Cun xunto caafimaad leh3. Cab biyo kugu filan4. Ka...
10/11/2025

Talooyin ku Haboon Badqabka kalyahaaga:
1.xakamee sonkorta Jidhkaaga
2. Cun xunto caafimaad leh
3. Cab biyo kugu filan
4. Ka fogow sigaarka
5. Hubi cadaadiska dhiigaaga

La kulan dhakhtarka xanuunada Guud, hadii aad dareento xaalad caafimaad.

-Hayatt Hospital Borama
daaweynta iyo daryeelka
Contact us: 063-4526710/063-8999911

31/10/2025

Olaha Daawaynta iyo Qalliinka Indhaha ayaa Si wanaagsan uga qabsoomay Cisbitaalka Al-Hayatt Borama.

-Hayatt Hospital.
daaweynta iyo daryeelka
us: 063-4526710/063-8999911

Ololaha Daawaynta iyo Qalliinka Indhaha ayaa si guul leh uga qabsoomay Cisbitaalka Al-Hayatt ee magaalada Boorama.Intii ...
30/10/2025

Ololaha Daawaynta iyo Qalliinka Indhaha ayaa si guul leh uga qabsoomay Cisbitaalka Al-Hayatt ee magaalada Boorama.
Intii lagu guda jiray ololahan, tiro badan oo bukaano ah ayaa helay adeegyo daawayn iyo qalliin indhaha ah.
Bulshada ayaa muujisay mahadnaq iyo qadarin weyn oo ay u hayaan daryeelka caafimaad ee heerka sare ah iyo adeegga naxariista leh ee ay bixiyeen kooxda caafimaadka ee cisbitaalka.
Hawshan ayaa muujinaysa sida uu Cisbitaalka Al-Hayatt ugu go’an yahay bixinta adeeg caafimaad tayo leh iyo u adeegidda bulshada si daacadnimo, karti, iyo daryeel leh.

Campaign 2025

Daaweynta iyo Daryeelka.
📞 Contact us : 063-4526710 / 063-8999911

Olaha Daawaynta iyo Indho Fiiqista, ayaa habsami leh uga qabsoomay, Cisbitaalka Al-Hayatt Borama.Olahan dad badan ayaa l...
30/10/2025

Olaha Daawaynta iyo Indho Fiiqista, ayaa habsami leh uga qabsoomay, Cisbitaalka Al-Hayatt Borama.
Olahan dad badan ayaa loogu sameeyay Daaweyn iyo qaliinka indhaha. Bulshaduna mahad ayaa ka sheeegteen Adeeg wanaagsan ee loo qabtay.
2025 Campaign

Hospital
iyo

us: 063-4526710/063-8999911

23/10/2025

Bishaaro Bishaaro Bishaaro

Dhamaan bulsho weynta ku dhaqan magaalada Borama iyo Gobolka Awdal, waxaa loogu bishaaraynayaa in Cisbitaalka Al-Hayatt Borama, uu imanaayo Bishan October 29keeda ( Oct-29-2025)
Dr Maxamed Maxamuud
(Dr. Shiine). oo ah Dhakhtar ku takhasusay Daaweynta iyo Qaliinka Indhaha.
Diwaangalintu waxa ay Bilaabmayaa Sabtida 25-Oct-2025. (galinka h**e iyo Galinka dambe.)
Waqtiga diwaan galinta
8:00 Am -----2: 00 PM
2:00 Pm ----- 8: 45 Pm
Ka faa'iidaysi wacan Bulshooy.

-Hayatt Hospital
daaweynta iyo daryeelka
Contact us: 063-4526710/063-8999911

Alhayatt Hospital Borama:

Cisbitaalka Al-Hayatt Borama:  Guul Cusub oo Caafimaad!Waxa Isbitaalka Al Hayatt nagu soo booqday  bukaan qabay qanjidh ...
13/10/2025

Cisbitaalka Al-Hayatt Borama: Guul Cusub oo Caafimaad!

Waxa Isbitaalka Al Hayatt nagu soo booqday bukaan qabay qanjidh barar ku yaal qoorta, gaar ahaan xagga h**e ee cunaha, oo af ingiriisi lagu yidhaahdo "Goiter", isla markaana muddo badan u dhibaataysnaa.

Waraysi fiican, iyo shaybaadho iyo sawiradii oo noo caddeeyay inuu qanjidh bararkan yahay nooc burooyin badan leh, ama af ingiriisi lagu yidhaahdo "Multinodular Goiter", waxaa si guul leh loogu sameeyay qalliin 'thyroidectomy' oo ah in la soo wada saaro ama gooyo qanjidh baararkii "Goiter"kii.

Qalliinka ka dib, bukaanku si degdeg ah ayuu uga soo kabtay, wuxuuna gurigiisa ku laabtay isagoo caafimaad qaba oo faraxsan.

Cisbitaalka Al Hayatt waxa uu sii wadaa inuu hormuud ka noqdo daryeelka caafimaad ee tayada leh!

-Hayatt Hospital Borama.
Daaweynta iyo Daryeelka

us: 063-4526710/063-8999911

Waxaa maanta Cisbitaalka Al-Hayatt Borama, booqasho Shaqo oo heerkeedu sareeyo ku yimid wafti ka socda Hay'ada khayriga ...
11/10/2025

Waxaa maanta Cisbitaalka Al-Hayatt Borama, booqasho Shaqo oo heerkeedu sareeyo ku yimid wafti ka socda Hay'ada khayriga ee Amoud Foundation.
Waftiga waxaa Hogaaminaayey Madaxweynaha Amoud Foundation mudane Maxamud Farax Cigaal, Agaasimaha Geeska Africa Pro Ahmed,
Samofale Mr. Mazhar Fawaz iyo Issam Abdalla ( Amoud Foundation Director)
Waftigan ayaa kormeer ku sameeyey Qaybaha ka duwan Cisbitaalka Al-Hayatt oo casriyayn aad u balaadhan lagu sameeyey. Ka dib ay kulan la Qaateen Maamulka Cisbitaalka iyo Qaar ka mid ah Maamulka Jamacada Camuud.

Tawfiiq
-Hayatt Teaching Hospital of Amoud University.

Hadii la dhibantahay cholesterol sare, soo Booqo Cisbitaalka Caalamiga ee Al-Hayatt Borama, waxaa Heegan  kuugu ah dhakh...
03/10/2025

Hadii la dhibantahay cholesterol sare, soo Booqo Cisbitaalka Caalamiga ee Al-Hayatt Borama,
waxaa Heegan kuugu ah dhakhtarka Xanuunada Guud.

Hospital
daaweynta iyo daryeelka

us: 063-4526710/063-899911

     -Hayatt Hospital   daaweynta iyo daryeelka Contact: 063-4526710/063-8999911 #
03/10/2025



-Hayatt Hospital
daaweynta iyo daryeelka

Contact: 063-4526710/063-8999911 #

26/09/2025

Waxaa Cisbitaalka Al-Hayatt Borama diyaar kuugu ah Dr. Zakiriya Bedru oo ah Dhakhtar ku Takhasusay daaweynta Xanuunada Guud.

Adeegyada Caafimaad ee bulshada u qabto Waxaa kamid ah.
1. Daaweynta xanunada ju dhaca caloosha sida gaastariga
2. Daaweynta cudurada ku dhaca mindhicirka
3. Daaweynta infectionka kaadi mareenka
4. Daaweynta beerka sida Jooniska
5. Daaweynta sambabada, xiiqda, jeeniwareenka, dhaxanta i.w.m.
6. Daaweynta xanuunada wadnaha
7. Daaweynta xanuunada uurku jirta
8. Daawaynta xanuunada neerfaha
9.Daaaweynya Dhiikarka, Macaanka, kalyo xanuunka, tayfoodhka, iyo Dhamaan daaweynta xanuunada guud

-Hayatt Hospital
daaweynta iyo daryeelka #
(±252) 634526710

Address

Buramo Boorama

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Hayatt Hospital Borama Teaching Hospital of Amoud University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Al-Hayatt Hospital Borama Teaching Hospital of Amoud University:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram