Ayaan Specialist Hospital

Ayaan Specialist Hospital The Hospital under private owne

Ayaan Specialist Hospital, designed for a Multi-Speciality Hospital is situated in Bosaso, Somalia, its managed by veteran health staff renowned for their medical expertise, excellent nursing care, and quality diagnostics.

Jumca mubarak
06/02/2026

Jumca mubarak

🌸 Hooyada uurka leh 🌸Hooyo, uurkaagu waa rajo nololeed πŸ’™Daryeelka saxda ah maanta, wuxuu kuu horseedaa caafimaad iyo mus...
02/02/2026

🌸 Hooyada uurka leh 🌸

Hooyo, uurkaagu waa rajo nololeed πŸ’™
Daryeelka saxda ah maanta, wuxuu kuu horseedaa caafimaad iyo mustaqbal ifaya adiga iyo ilmahaaga 🀱✨

πŸ₯ Ayaan Specialist Hospital
Waxaan kuu haynaa:

Daryeel dhameystiran oo hooyada uurka leh

Dhakhaatiir khibrad leh

Qalab casri ah & jawi deggan

πŸ“ Nagusoo booqo xarunteena si aad u hesho daryeel aad ku kalsoonaan karto.

πŸ“ž Nala soo xiriir:
+252 090-7868883
+252 090-6727258

πŸ‘‰ Ayaan Specialist Hospital – We Care For You πŸ’™

πŸ‘‡πŸ₯ Ayaan Specialist Hospital – Qaybaha Isbitaalka✨ We Care For YouMa raadinaysaa isbitaal leh qaybo dhameystiran iyo dar...
23/01/2026

πŸ‘‡

πŸ₯ Ayaan Specialist Hospital – Qaybaha Isbitaalka
✨ We Care For You

Ma raadinaysaa isbitaal leh qaybo dhameystiran iyo daryeel lagu kalsoonaan karo?
Ayaan Specialist Hospital wuxuu kuu diyaariyey adeegyo caafimaad oo casri ah, oo ay bixiyaan khubaro xirfad leh.

🩺 Qaybaha Isbitaalka:
βœ… Qaybta gargaarka degdegga ah
βœ… Qaybta hooyada & dhalaanka
βœ… Qaybta shaybaarka casriga ah
βœ… Qaybta raajada
βœ… Qaybta bukaan-socodka
βœ… Qaybta qalliinada
βœ… Qaybta bukaan-jiifka
βœ… Qaybta farmashiga

πŸ‘¨β€βš•οΈ Daryeel tayo leh
πŸ§‘β€βš•οΈ Shaqaale khibrad leh
πŸ₯ Qalab caafimaad oo casri ah

πŸ‘‰ Nala soo xiriir maanta
πŸ“ž +252 090-7868883 | +252 090-6727258
πŸ“± WhatsApp: +252 090-7868883

Hooyada uurka leh 🀍Daryeel gaar ah ayay mudan tahay.Ayaan Specialist Hospital πŸ₯Waxaan ka helaysaa qaliimada hooyada uurk...
20/01/2026

Hooyada uurka leh 🀍
Daryeel gaar ah ayay mudan tahay.

Ayaan Specialist Hospital πŸ₯
Waxaan ka helaysaa qaliimada hooyada uurka leh oo casri ah,
oo lagu sameeyo qalab horumarsan
iyo dhakhaatiir khibrad leh.

🀰 Badbaado hooyo & ilmo
πŸ’™ Daryeel naxariis leh
βš•οΈ Kalsooni & tayo

πŸ“ž +252 090 7868883 | +252 090 6727258
πŸ“ Nagusoo booqo xarunteena maanta

Qayab shaybaar oo casriya Ayaan Specialist Hospital 24/7 we care for you
17/01/2026

Qayab shaybaar oo casriya
Ayaan Specialist Hospital
24/7 we care for you

AYAAN HOSPITALS
14/01/2026

AYAAN HOSPITALS

13/01/2026

FURSAD GAAR AH

Ayaan Specialist HospitalπŸ₯ Shaqaalahaan aqoon iyo khibrad u leh shaqadoodaAyaan Specialist Hospital waxaa ka shaqeeya dh...
06/01/2026

Ayaan Specialist Hospital
πŸ₯ Shaqaalahaan aqoon iyo khibrad u leh shaqadooda

Ayaan Specialist Hospital waxaa ka shaqeeya dhaqaatiir, kalkaaliyeyaal iyo shaqaale caafimaad oo leh aqoon sare iyo khibrad waqti dheer ah, kuwaas oo u heellan daryeelka bukaanka iyo badbaadinta nolosha.

⏰ Adeeg 24/7 ah
πŸ“ Daryeel caafimaad oo tayo leh

πŸ“ž Nala soo xiriir:
+252 090 7868883
+252 090 6727258
πŸ’¬ WhatsApp: +252 090 7868883

πŸ‘‰ Nala soco:




Ogaysiiis Ogaysiis Ogaysiis.Ayaan specialist hospital Waxaa Maalin kasta oo isniin iyo khamiis lacag laan lagaga dhigay ...
04/01/2026

Ogaysiiis Ogaysiis Ogaysiis.

Ayaan specialist hospital Waxaa Maalin kasta oo isniin iyo khamiis lacag laan lagaga dhigay kaararka dhakhaatirta Kahawlgala Qaybaha kala duwan ee Cisbitaalka.

jumca kariim
01/01/2026

jumca kariim

 # DHALMADA HOOYADA UURKA LEH
30/12/2025

# DHALMADA HOOYADA UURKA LEH

Ogaysiis.Waxaa  Ayaan Specialist Hospital Boosaso si deg deg Ah  looga baahanyahay dhiig noocisu yahay (O-)Fadlan Hadaad...
29/12/2025

Ogaysiis.
Waxaa Ayaan Specialist Hospital Boosaso si deg deg Ah looga baahanyahay dhiig noocisu yahay (O-)
Fadlan Hadaad tahay nagala Soo xariir lambaradan hoos ku Xusan.
907673343. 0906727259
Mahadsanidiin.
Wabilaahi Tawfiiq.

Address

Boosaaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ayaan Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Ayaan Specialist Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category