
27/11/2024
FAAIDADA DHIIG SHUBIDA
1.BAADHIS CAAFIMAAD 00 BILAASHA
2.Dhig shubidu waxay hoos udhigtaa dhiig karka
3.Waxa kuusamaysmaya unugyo dhiig oo cusub
4.Jidhku wuxuu dareemayaa fudayd iyo fifircooni
5.Qofka dhiig bixiyaa wuxuu dareemayaa farxad wayo wuxuu qayb kanoqday badbaadinta naf.
6.Wuxuu hoos udhigaa werwerka
KAALAY ADIGUNA NALA BADBAADI BULSHADA
KAALAY NOOGU DEEQ DHIIG