Qofal pharmacy & Dental Clinic

Qofal pharmacy & Dental Clinic Qofal pharmacy laboratory and polly clinic, waa pharmacy kula diyaara dhaman daawoyinka ad u baahnth

Jumca mubaarak
11/08/2023

Jumca mubaarak

25/07/2023
Isku soo noqod wanagsan, macaamiil kusoo dhawaw qoofa dental clinic, oo idiin keenay adeegyo cusub soo dhawaada..
25/07/2023

Isku soo noqod wanagsan, macaamiil kusoo dhawaw qoofa dental clinic, oo idiin keenay adeegyo cusub soo dhawaada..

01/04/2023

Lasoco Mar walba bad qabka ilkahaaga...

Ramadaan mubaarak..
01/04/2023

Ramadaan mubaarak..

Ramadaan mubaarak # macaamiishayada iyo Umada islaaamkaba meelkastood daafaha caalamka ka joogtaan,qoofal pharmacy and d...
22/03/2023

Ramadaan mubaarak # macaamiishayada iyo Umada islaaamkaba meelkastood daafaha caalamka ka joogtaan,qoofal pharmacy and dental center waxa uu uugu bishaaraynayaa dhamaan macaamiishiisa in uu qiimo dhimis balaadhan u sameeyey bulshada ku dhaqan magaalada boorama iyo nawaaxigeedaba,soo dhawaada...
Kala soo xidhiidh...4501070,063668832....

Mesiodens teeth...
15/02/2023

Mesiodens teeth...

Restoration of teeth...
12/02/2023

Restoration of teeth...

15/12/2022

Inaalilaahi wa inaa ilahi raajicuun dhamaan shaqalala waynaha Qofal pharmacy & Dental Clinic waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dr abdirahmaan moumin oo ah dr ka u qaabilsan qaybta medical ka,geerida ku timid abtigii,oo caawa tii allh u timid,waxaan allh uuga baryaynaa inuu janaatul fardawsal aclaa ku casuumo,su aashana rabi u dhib yareeyo amiin yaarabiii,Samir iyo iimaan allh haka siiyo qaraabadii iyo qoyskiisiiba,dhamaanteen amiin yaa rabiii.....

Asc dhamaan macaamiisha ku xidhan qoofal Qofal pharmacy & Dental Clinic, waxa uu idiin sameyey qiimo dhimis aad u balaad...
06/12/2022

Asc dhamaan macaamiisha ku xidhan qoofal Qofal pharmacy & Dental Clinic, waxa uu idiin sameyey qiimo dhimis aad u balaadhan, sanadkan cusub ee inagusoo food leh awgii. hadaba ha moogaanina ee ka faa idaysta fursadan dahabiga ah.
Adeeg Yada uu bixin doono waxaa ka mid.

Department of dentistry
1.xidhida siliga ilkaha (orthodontic)
2.galinta ilko tayo leh oo ah laba nooc(fixed and and complete denture)
3.dhuux ka dilida ama waxa loo yaqaan (RCT) oo laguu bad baadinayo iligaagii shaqadiisiina qabanaya.
4.buuxinta ilkaha (Filling)
5.cadaynta ilkaha midab koodu is badalay,
(disclored tooth)
6.saarida iliga aan tayda lahayn (extraction)
7.vitality of pulp,oo ah in la ilaaliyo pulp of tooth oo yadana dhawr nooc loo qaban doono(pulpotomy and pulpectomy).
8.xidhida ilkaha jugto soo gaadhay(fixation)

Department of medical
1.daawaynta xanuunada ku dhaca maqaarka(skin diseases)
2.daawaynta xanuunada guud
3.daawaynta xanuunada ku dhaca kalyaha
4.daawaynta xanuunada ku dhaca dumarka
5.daawaynta xanuunada ku dhaca caruurta
6.shaybaadhida qof caafimaadkiisa guud
7.talo bixin dadka qaba macaanka,dhiig karka,beersubaga,Iwm.
8.talo siin hooyooyinka uurka leh.

U adeegida dadka waawayn ee guryaha jooga(home care)
1.ka war haynta qof ka all age ka ah.
2.cabirka sida macaanka, dhiig karka
3.daawada

Wixii faah faahina ee intaas dheer kalasoo xidhiidh/ numbadara.4893611/0636688832/4087234...

Address

Sheeddher
Borama

Telephone

+252634501070

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qofal pharmacy & Dental Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram