Nasiye Hospital

Nasiye Hospital Where service and professional meets

Where Compassion and Healing Come Together.

14/10/2024

Ogaysis

Nasiye hospital Borama waxa uu ugu bishaaraynayaa bulshada in uu sameeyay adeegyo lacag la aan ah sida in maalmaha Isniinta iyo Khamiista uu Computer ka uurku jirta Ultrsoud ka uu bilaash yahay.
Adeegyada uu qabto Nasiye hospital borama waxaa ka mid ah
1 bukaan socodka outpatient services
A . caruurta (pediatric )
B Dadka waawayn
C Hooyada uurka leh
2 bukaan jiif ( inpatient service )
A Caruurta (pediatric inpatient )
B Dadka waa wayn ( male and female medical inpatient )
C Qaybta dumarka uurka leh ( antenatal cure ) and obstetric and gynaecological service
D qaybta qalninka (surgical services

Ogaysis Nasiye hospital borama  ugu soo hagaag adeeg Hufan iyo shaqo wanaaagsan oo daacad ah      Adeegyada uu qabto Nas...
13/07/2024

Ogaysis
Nasiye hospital borama ugu soo hagaag adeeg Hufan iyo shaqo wanaaagsan oo daacad ah
Adeegyada uu qabto Nasiye hospital borama waxaa ka mid ah
1 bukaan socodka outpatient services
A . caruurta (pediatric )
B Dadka waawayn
C Hooyada uurka leh
2 bukaan jiif ( inpatient service )
A Caruurta (pediatric inpatient )
B Dadka waa wayn ( male and female medical inpatient )
C Qaybta dumarka uurka leh ( antenatal cure ) and obstetric and gynaecological service
D qaybta qalninka (surgical service )
3 shaybaad casri ah oo laguugu soo kordhiayay Nasiye hospital
Waxa kuu jooga dhakhtarka Nasiye Hospital dhakhaatiir aqoon u leh adeega ay fulinayaan.
Kuso dhawada gacmo furan.

Bishaaro Bishaaro BishaaroDhamaan bulsha weyn ku dhaqan gobolka awdal garahaan magaalada borama waxaan ugu busharaynayna...
30/03/2023

Bishaaro Bishaaro Bishaaro

Dhamaan bulsha weyn ku dhaqan gobolka awdal garahaan magaalada borama waxaan ugu busharaynaynaa in uu hospitalku idiin soo kordhiyay NASIYE HOSPITAL

-HOSPITAL Sh ali jawhar
# hoyga daaweynta iyo daryeelka. Caruurta iyo hooyada

Contact us: 0633767118/ 0633855328

02/03/2023

إنا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر له واسكنه فسيح جناتك dhamaan shaqaalaha nasiye hospitaal waxa uu tacsiyadaynayaaa qoyskiii iyo qaraaabadiii uu ka baxay marxuum OMER BILE oo saaka aroortiii ku geeriyooday magaaalada borama waxaa ka tacsiyadaynaaaa FAADUMO ALI IYO DHAMAN EHELKIIISA IYO QARAABADIII UU KA BAXAY MARXUUMKU ILAAHAY WAXAAN U RAJAYNYAAA IN UU ILAAHAY JANATUL FARDUUZA KA WARAABIYO AAMIN

11/01/2023

الحمدلله

14/08/2022

Nasiye hospital borama igu soo hagaag adeeg Hufan iyo shaqo wanaaagsan oo daacad ah
Adeegyada uu qabto Nasiye hospital borama waxaa ka mid ah
1 bukaan socodka outpatient services
1 caruurta (pediatric )
2. Dadka waawayn
3. Hooyada uurka leh
2 bukaan jiif ( inpatient service )
Caruurta (pediatric inpatient )
Dadka waa wayn ( male and female medical inpatient
Qaybta dumarka uurka leh ( obstetric and gynecology services iyo

3 qaybata qalninka (surgical service )
Waxa kuu jooga dhakhtarka Nasiye Hospital dhakhaatiir aqoon u leh adeega ay fuliyaaaan

Address

Sh. Ali Jawhar
Borama

Telephone

+252634538888

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nasiye Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category