
10/02/2025
Kulan qiimo badan
Cinwaanka:
Ka Digtoonow Qofka leh Dabeecadaha Nacasnimada ee Jecel Naftiisa Kaliya!!
Sh Ismaciil Tukaale .
Invitationka Waxaad ka helaysa Maktabada Khayre Kasoo horjeedka Masjid Geed-Goble
Ka faaidaysi wacan.
Gaadhsii walaalahaa khayrka.