Caafi International Hospital

Caafi International Hospital Alxamdulilaahi rabilcaalamiin. ilaahaw adaa qaadiruraxmaaanee wakasta oo adag ii fududee , sida khayrka qabtana si fudud ii waafaji.. aamin aamin aamin.

Caafi International Hospita waa dhakhtar u adeega hooyada iyo dhalaanka iyo waliba dhaman cudurada guud ba waxuu na fuliyaa adeegya kala duwan ee u bukaan ka.

24 saac wuu shaqaynayaa, waxaa ku diyaar ah shaqaale hufan oo u dabacsan bukaanada ilaahaw balaaya oo dhana I garab mari aniga iyo umada islaam ka ah ba.

Qaybta Pharmacy ga iyo bukaan socod ka.Caafi International Hospital
22/04/2026

Qaybta Pharmacy ga iyo bukaan socod ka.
Caafi International Hospital

20/04/2026
15/04/2026

"وَمَن أَحْيَاهَا فَكَأَنَّمَا أَحْيَا النَّاسَ جَمِيعًا“
Qofkii badbaadiya (naf), wuxuu la mid yahay inuu badbaadiyey dadka oo dhan

10/04/2026

Daryeel ka hooyada xaamil ka ah , waa badbaadada ilmaha .

24/03/2026

Caafi International Hospital

Waxaa markasta idiin ku diyaara ah CAAFI HOSPITAL dhakhaatiir ku takhasusay
● Cudurada guud iyo
● caruurta .
Labada dhakhtar ba waa idiin diyaar markas ta sidaad uga barateen.

Waxaa farxad noo ah in bulshadu mahadisay siday ugu adeegayaan bukaanada ay gacan ta ku hayaan.

Hamnalyo Doctors.

07/03/2026

Alxamdulilah
Caafi International Hospital,

Markasta waxay ku mashqulsan yihiin ubadeegista bukaanadooda.Maasha Allah
07/03/2026

Markasta waxay ku mashqulsan yihiin ubadeegista bukaanadooda.

Maasha Allah

Caafi International Hospital
03/03/2026

Caafi International Hospital

Address

Caafi International Hospital
Borama

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caafi International Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Caafi International Hospital:

Share

Category