19/12/2025
HANBALYO HANBALYO HANBALYO
Waxaan u hanbalyeynaynaa dhaamaan maamul,macalimiin iyo arday anagoo isku duuban farxadana laqaybsanaynaa dr arafaad mohamed mohamud oo ka qalin bedeshay heerka kowaad ee waxbarashada bachelor degree (university of Bosaso).
Facult: Health science
Department: Nursing
Guulo badan gaar dr
Congratulation million times