Global Training Center -GTC

Global Training Center -GTC Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Global Training Center -GTC, Medical and health, Bosaaso aaga xarunta wayn ee shirkada somtel, Bosaso.

Course kano mudo bil ah socondoona waxa lagu baran doonaa Inta badan Xanuunadda Faafa (Infectous Disease Control) Sida T...
11/07/2024

Course kano mudo bil ah socondoona waxa lagu baran doonaa
Inta badan Xanuunadda Faafa (Infectous Disease Control) Sida Tuberculosis (TB), Sexually transmitted disease (STD), Hepatitis, Syphilis, HIV/AIDs ,Malaria, Poliomyelitis,Typhoid iyo Brucellosis
koorasku wuxu diiradda saarayaa sida looga hortago Xanuunadan haday dhacaan Sidii looxakamayn lahaa iyo ugu danbayn Dawayntooda.

Qaab Online ah buuku baxayaa Koorasku waxa dhigan karaa Ardayda Dugsiga sare ilaa heer Jaamacadeed.
Qofkasto danaynaya Linkigan hayska diiwaan geliyo.

https://elite.soteco.online/application

Global Training Center -GTC    # Basic Practical skills Training Course   horjeedka shirkada Somtel Kala xiriir :0905725...
26/10/2023

Global Training Center -GTC

# Basic Practical skills Training Course

horjeedka shirkada Somtel

Kala xiriir :0905725870

  Training Courses Global Training Center Kasoo horjeedka shirkada Somtel (Bosaaso)Whats app  0905725870
24/10/2023

Training Courses

Global Training Center

Kasoo horjeedka shirkada Somtel (Bosaaso)

Whats app 0905725870

Global Training Center (GTC) ayaa tababar kusaasabsan Communication Skills uqabatay qaar kamid ah ardayda jaamacadaha ma...
19/10/2023

Global Training Center (GTC) ayaa tababar kusaasabsan Communication Skills uqabatay qaar kamid ah ardayda jaamacadaha magalaada Bosaaaso .

Global Training Center waxaa kuugu diyaar koorsooyin gaagaaban oo soconaya mudooyin kooban oo dhanka practical ardayga sii xoojinaaya

kala xiriir:0905725870

Kasoo hojeedka shirkada somtel (bosaaso)

Global training Center  waxay qabanaysaa Basic practical skills course kaas oo baxaya  maalmaha khamiista iyo Jimcaha  K...
18/10/2023

Global training Center waxay qabanaysaa Basic practical skills course kaas oo baxaya maalmaha khamiista iyo Jimcaha

Kala xiriir whats 0905725870

Basic Practical Skills For Medical laboratory Students Week  Ends 0905725870
15/10/2023

Basic Practical Skills For Medical laboratory Students

Week Ends

0905725870

Global Training Center
13/10/2023

Global Training Center

Global Training center-GTC waxa ay qabanaysaa workshop free ah (Communication Skills)

Bosaaso kasoo horjeedka shirkada somtel 0905725870

Global Training center-GTC  waxa ay qabanaysaa workshop  free ah (Communication Skills)Bosaaso kasoo horjeedka shirkada ...
13/10/2023

Global Training center-GTC waxa ay qabanaysaa workshop free ah (Communication Skills)

Bosaaso kasoo horjeedka shirkada somtel 0905725870

Global Training Center
09/10/2023

Global Training Center

Address

Bosaaso Aaga Xarunta Wayn Ee Shirkada Somtel
Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Global Training Center -GTC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram