07/05/2026
Hampyo!
๐๐ซ. ๐๐๐ฆ๐๐ญ๐๐ซ ๐๐ฌ๐ฆ๐๐๐๐ข๐ข๐ฅ ๐๐ข๐ข๐ฌ๐, oo ka mid ah dhakhaatiirta ka hawlgasha Isbitaalka jaamacadda Bariga Africa - Manhal, ayaa ka mid noqday Guddiga Xirfadlayaasha Caafimaadka Puntland, kaddib markii maanta uu magacaabay Wasiirka Caafimaadka Puntland, ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ฑ๐ฆ๐๐๐ง ๐
๐๐ซ๐จ๐จ๐ฅe