19/03/2026
CIID MUBAARAK 🌙
GAANIYE MEDICAL & DENTAL CLINIC
Waxaan hambalyo diirran u diraynaa dhammaan umadda Muslimiinta ah munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga.
Allaha naga aqbalo Soonka, Salaadda iyo Camalka wanaagsan 🤲
Caafimaad, farxad iyo barwaaqo ha idin siiyo Ciiddaan.