07/07/2025
👩🍼👶Qalliinka Ilmo 17-Bari Jira oo Caloosha iyo Mindhicirka Kala xirnaayeen oo guul ku dhammaaday – Cisbitaalka Guud ee Boosaaso
Ilmo 17 maalmood jir ah oo leh matag xooggan, fuuq-bax, iyo baahi joogto ah kadib nuujinta ayaa usmaynay qalliin lagu saxayo.
Mahadsanid Dr. Deqa Adami iyo Shaqaalaha Qaybta carruurta ee xasillinta bukaankan sameeyay, iyo sidoo kale kooxaha suuxdinta iyo qalliinka oo si weyn aga shaqeeyay.
Waxaan qalliinka u sameeyay anigoo si dhow ula shaqeeyay dhammaan qaybahaas kala duwan ee Cisbitaalka.
Waxaan usamyanay Suuxdin Taxader leh, Qalniinkuna wuxuu qaatay waxkayar 30 daqiiqo.
12 saacacood Qalniin kadib, wuxaan u bilaabnay ilmihii yaraa naas-nuujinta , miisaankiisuna wuu kordhay, waxaana hadda ka fasaxanay qaybta jiifkii cisbitalka isagoo caafimaad qaba.
👩🍼👶Successful Hypertrophic Pyloric Stenosis Surgery – Bosaso General Hospital
We successfully operated on a 17-day-old baby boy with projectile vomiting, mild dehydration, and constant hunger after feeds — diagnosed with Hypertrophic Pyloric Stenosis.
Thanks to Dr. Deka Adami and the pediatric team for stabilization, and to the anesthesia and surgical teams for their great support.
I performed the surgery with full coordination.
The baby resumed breastfeeding 12 hours post-op, began gaining weight, and is now discharged home in good condition.
Dr. Abdiaziz Ahmed Gurey,
MBBS(China), MRCS(UK).
GMC registered surgeon with a license to practice in the UK.
Currently General Hospital and Gurey Clinic.
Dr. Abdiaziz Ahmed Gurey, MBBS, MRCS (UK) – Trauma & Emergency Surgeon | 7+ years’ experience | WHO-certified trainer.
Founder of Gurey Clinic, Surgeon & Clin. Lead at Bosaso G. Hospital Hemodialysis Unit, skilled in surgery, trauma, obs, and dialysis.