Abdirahman Qulxiye

Abdirahman Qulxiye La Taliye Caafimaad ๏ฟฝ

Ammin wanaagsan ๐‡๐š๐ซ๐ ๐š๐›๐ค๐š AMA ๐ƒ๐ฎ๐ซ๐ข๐ ๐šHargabka ama Duriga (influenza) waxaa sababa caabuq sidaha loo yaqaan virus, waxa uun...
27/07/2023

Ammin wanaagsan

๐‡๐š๐ซ๐ ๐š๐›๐ค๐š AMA ๐ƒ๐ฎ๐ซ๐ข๐ ๐š

Hargabka ama Duriga (influenza) waxaa sababa caabuq sidaha loo yaqaan virus, waxa uuna saameeyaa habdhiska neefmareenka sida: sanka cunaha iyo sanbabada.

Inta badan dadka marka uu ku dhaco hargabka, si iskooda ah aye u bogsadaan, halka dadka qaarna uu ku sababo dhibaatooyin badan.

๐Œ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฌ๐š๐›๐š๐›๐จ ๐ก๐š๐ซ๐ ๐š๐›๐ค๐š.
Hargabka ama duriga waxaa sababa Cudur sidaha loo yaqaan influenze viruses waxaa oo dhax maraa hawada marka qof qabo caabuqa qufaco ama hindhiso ama kula hadlo waxaana dhacdo in viruska hawada la socdo jirkaaga ugudbo si toos ah.
Sidoo kale cudur sidaha waxa oo ku gudbaa in aad isticmaashid qalab qof caabuqa qabo isticmaalay sida: Talephonka ama keyboard ka computerka.

๐‚๐š๐ฅ๐š๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ก๐š ๐ก๐š๐ซ๐ ๐š๐›๐ค๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐š๐ก:
1-Qandho ama xumad
2-Murqo xanuun
3-Dhidid iyo qarqaryo
4-Madax xanuun
5-Qufac qalalan
6-Neefta oo yaraato.
7- Daal iyo daciifnimo
8-Cuno xanuun
9-indho xanuun.

๐‡๐š๐๐ข๐ข ๐š๐š๐ ๐š๐ซ๐š๐ ๐ญ๐ข๐ ๐œ๐š๐ฅ๐š๐š๐ฆ๐๐š๐ก๐š๐š๐ง ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง ๐ข๐ง ๐š๐š๐ ๐๐ก๐š๐ช๐ญ๐š๐ซ ๐ฅ๐š ๐ฑ๐š๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐จ:
Calaamadaha dadka wa weyn lagu arko una baahan gargaar caafimaad waxa ka mid ah.
1-Neefta oo dhib ku noqoto.
2-Xabad xanuun.
3-Wareer
4-Qalal.
5-Murqaha oo daciif noqdo.

๐‡๐š๐๐ข๐ข ๐š๐š๐ ๐š๐ซ๐š๐ ๐ญ๐ข๐ ๐œ๐š๐ฅ๐š๐š๐ฆ๐๐š๐ก๐š๐š๐ง ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง ๐ข๐ง ๐š๐š๐ ๐๐ก๐š๐ช๐ญ๐š๐ซ ๐ฅ๐š ๐ฑ๐š๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐จ:
1- Neefta oo dhib ku noqoto.
2-Faruuryaha baluug noqdo.
3-Xabad xanuun.
4-Fuuq bax.
5-Murqo xanuun.
6-Qalal

๐ƒ๐š๐๐ค๐š ๐ช๐š๐ญ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ค๐ฎ ๐ฃ๐ข๐ซ๐จ ๐ข๐ง ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐œ๐จ ๐ก๐š๐ซ๐ ๐š๐›๐ค๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐š๐ก.
1-caruurta da' dooda ka yartahay 5 sano
2-dadka Da'dooda ka weyn tahay 65 sano.
3-qofka difaaca jirkiisa yaryahay.
4- qofka qabo cudurada soo jireenka ah.
5-hooyada uurka leh.
6-qofka cayilan.

๐ƒ๐ก๐ข๐›๐š๐š๐ญ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ค๐š ๐๐ก๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ก๐š๐ซ๐ ๐š๐›๐ค๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐š๐ก.
1- caabuqa ku dhaco sanbabada(pneumonia)
2-caabuq ku dhaco tubooyinka hawa mareenka bronchitis.
3-dhibaatooyin dhanka wadnaha ah.
4-caabuqa ku dhaco dhagaha.
5-habdhiska neef mareenka shaqada yaraato.

๐’๐ข๐๐ž๐ž ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐จ๐ซ๐ญ๐š๐ ๐š๐š ๐ก๐š๐ซ๐ ๐š๐›๐ค๐š .
1-qaadashada talaalka hargabka wa muhiim.
2-xerashada af saabka ama face maska waxa ay kaa saacidesaa in cudur sidahaa aan kuu soo gudbin.
3-gacma dhaqa waa muhiim ku dadaal nadaafada guud iyo mida gaarka ah .

28/03/2023

Ramadan Kariim Caafimaad Ku Sooma

Address

Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman Qulxiye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Abdirahman Qulxiye:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram