01/03/2023
Dawlad goboleedka puntland oo dhamaan gobol ila degmo iyo tuulaba maanta aysan ka shaqaynayan adeega saha
Kaas oo ah lacagtooda koowaad e hawada halka ay qayb ka yihiin fadaraalka USA madaaba ay isticmaalayaan lacagta doolarka $ka ama (USA money)
Halkaa waxa ka dilaacay maanta maclaluul adigoo haysta lacag xita waxba ma iibsan kartid
Dawlad xumo maamul xumo iyo dadkii rer puntland o an hadlin karin
Golis wa kashifantay puntland wa la mid