Abdirizak Jidible

Abdirizak Jidible Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdirizak Jidible, Medical Lab, Bosaso.

Labo nin baa is dagaashay, mid baa feer lagu boobsiiyay, marki la kala qabtay ayaa  midki la feeray lagu yiri, “War nink...
30/03/2026

Labo nin baa is dagaashay, mid baa feer lagu boobsiiyay, marki la kala qabtay ayaa midki la feeray lagu yiri, “War ninka maxaad isaga celin weysay?”.

Wuxuu ku jawaabay, “Halihii caay afkeyga ka baxaayi ma maqleenin miyaa wax maan reebti”. 😂

FG: sawirka iyo qoraalka shaqo iskuma laha 🤣🤣

Hadaan Tamari jirin muxuu inga wareerinayey Lafta gareen
30/03/2026

Hadaan Tamari jirin muxuu inga wareerinayey
Lafta gareen

Eid Mubarak
19/03/2026

Eid Mubarak

11/03/2026

Tahajud
22 Ramadan 1447


06/03/2026

Tarawih
18th Ramadan

02/03/2026

Qofkaaga ilaa intee leeg Tilmaami kartaa
Fadlan nagusoo biir oo page ka So follow garee

Netanyahu oo la sheegaya in la dilay.gantaal meeshii lagu dhufta 1000 mitir dhulka hoos ugalaya oo ay iran sheegtay inay...
01/03/2026

Netanyahu oo la sheegaya in la dilay.

gantaal meeshii lagu dhufta 1000 mitir dhulka hoos ugalaya oo ay iran sheegtay inay adeegsatay markii ugu horeeysay.
Gantaalkan ayaa la sheegay in Iran la beegsatay goob uu gabaad ka dhiganayay Netanyahu Reysal Wasaaraha YHD.

Warbaahinta iran ayaa sheegeysa in la dilay Netanyahu.

Horta malayga Warhayaa halkanaan joogye
20/01/2024

Horta malayga Warhayaa halkanaan joogye

Jimce wanaagsan zxpyaal Hon Abdirizak Binu Jidible
28/10/2022

Jimce wanaagsan zxpyaal
Hon Abdirizak Binu Jidible

Tacsi Allah ha unaxariisto taliye  farxaan maxamuud (Qaroole)
30/09/2022

Tacsi
Allah ha unaxariisto taliye farxaan maxamuud (Qaroole)

Tijaabi aragtidaada imisa lumbar baa kuu muuqda?
23/09/2022

Tijaabi aragtidaada imisa lumbar baa kuu muuqda?

Address

Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirizak Jidible posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Abdirizak Jidible:

Share

Category