Xarunta Sh Cali Mukuli

Xarunta Sh Cali Mukuli WAA PAGE-KA MAAMULAHA XARUNTA SHEIKH CALI MUKULI

26/04/2026

Saqiirkan yar wax ay galabsatay maleh! Waxa intaas oo dhib ah loo mariyay waa Fahamka Alle siiyay.

20/04/2026

๐€๐ฅ-๐ฑ๐š๐ฆ๐๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐‡: Muddo ay ahayd Baaralays aan socon karin hadda Cagaheedii ayay dib ugu socotay. Alle ayaa mahad leh Caafimaadkeedii usoo celiyay.

14/04/2026

๐—๐จ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐€๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ Xasday! Sideed ku heshay? Alle ayaa mahad leh hooyadan shaafiyay.

14/04/2026

๐—๐จ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐€๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐’๐ข๐ฑ๐ซ๐š๐ฒ! Sideed ku heshay? Alle ayaa mahad leh hooyadan shaafiyay.

08/04/2026

๐’๐ฎ๐›๐ฑ๐š๐š๐ง๐ง๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐‡: Dhasha Mataano ay dhasho oo Alle siiyay ayaa loo Sixrey oo dhibka intaan leeg loo gaadhsiiyay. Alle ayaa mahad iska leh hadda Caafimaadkeedii usoo celiyay.

07/04/2026

Dhasha caruurta badan ee Alle ugu deeqay ayaa loo dhibaateeyay Maamadan, Alle ayaa mahad leh hadda Caafimaadkeedii usoo celiyay.

06/04/2026

Alle Caafimaad Sareecana Hasiiyo Gabadhan daโ€™da yar oo maanta fursad u heshay in aan dawayno maadaama aan ku jirno wiiggii ugu horreeyay ee shaqadeenna Hargeisa.

05/04/2026

Shaqadii dabiibka bukaanka Hargeisa ayaan ka wadnaa Alle ayaa wax dabiibee, muddo koobbana waan sii jogayaa Hargeisa Insha-Allaah.
Xarunteennuna waxa ay ku tallaa ๐—๐š๐š๐Ÿ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐๐š๐ง ๐‡๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ agagaarka ๐Œ๐š๐ฌ๐ฃ๐ข๐๐ค๐š ๐๐ข๐ฅ๐š๐š๐ฅ ama ๐ค๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‹๐จ๐จ๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž.

Kala xidhiidh Telephone-nadan shaqaalaha xarunta: ๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ‘-๐Ÿ•๐Ÿ‘๐ŸŽ๐Ÿ•๐Ÿ•๐Ÿ•๐Ÿ• ๐š๐ฆ๐š ๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ‘-๐Ÿ•๐Ÿ‘๐ŸŽ๐Ÿ•๐Ÿ•๐Ÿ•๐Ÿ–

25/03/2026

๐Ÿ’-๐ญ๐š ๐›๐ข๐ฌ๐ก๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐š๐š๐ maalinnimo Sabti ah ayaan bilaabi doonnaa shaqadii Hargeisa, xarunteennuna waxa ay ku tallaa ๐—๐š๐š๐Ÿ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐๐š๐ง ๐‡๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ agagaarka ๐Œ๐š๐ฌ๐ฃ๐ข๐๐ค๐š ๐๐ข๐ฅ๐š๐š๐ฅ ama ๐ค๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‹๐จ๐จ๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž.

Kala xidhiidh Telephone-nadan shaqaalaha xarunta: ๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ‘-๐Ÿ•๐Ÿ‘๐ŸŽ๐Ÿ•๐Ÿ•๐Ÿ•๐Ÿ• ๐š๐ฆ๐š ๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ‘-๐Ÿ•๐Ÿ‘๐ŸŽ๐Ÿ•๐Ÿ•๐Ÿ•๐Ÿ–

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐ŠDhammaan shucuubta Islaamka ah gaar ahaan Umadda Soomalida waxa aan ugu hambalyaynayaa munaasibadda Ciid Al...
19/03/2026

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐Š
Dhammaan shucuubta Islaamka ah gaar ahaan Umadda Soomalida waxa aan ugu hambalyaynayaa munaasibadda Ciid Al-Fitri.

Waxaan Alle uga baryayaa in dhammaan ummada Islaamka uu ka aqbalo acmaashii wanaagsanaa ee ay soo guteen bishii barakaysnayd ee Ramadaan, isla markaana uu Ciiddan Ciiddeeda ku gaadhsiiyo nabad-qab, caafimaad iyo barwaaqo.

Alla Mahad Leh
Sheikh Cali Cabdiraxman Cali Mukuli

08/01/2026

๐‡๐š๐ซ๐ ๐ž๐ข๐ฌ๐š: Alle Mahaddii waxa maanta oo Khamiis ah aan soo afmeeray shaqadii Shifada ee aan ka wadney magaalada Hargeisa, oo dad badan Alle ku shaafiyay. Dhammaan dadka inaga buka Alle caafiyo inta ladanna haw siyaadiyo caafimaadka

18/12/2025

Nolosha ayay doorransiiyeen iney qol cidla ah ku xidhnaato, dadkana dhibsato araggoodda.
Alle ayaa mahad iska leh shaafiyay hadda.

Address

Puntland
Bosaso
2526

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xarunta Sh Cali Mukuli posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Xarunta Sh Cali Mukuli:

Share